Qays Media

Qays Media Waxaan jeclan lahaa in aad ku tixnaatid

Qays Media waa Hoy aad ka heli doontaan warar xaqiiqada ku salaysan ,barnaamijyo la xiriira Dalka iyo Horumarkiisa dhiiri galinta nabada iyo u hadlida inta aan Muuqan.

02/08/2022
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo umadda Soomaaliyeed guud ahaan oo ay ka geeriyootay Marxuumad...
11/05/2022

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada iyo umadda Soomaaliyeed guud ahaan oo ay ka geeriyootay Marxuumad Xaawo Cabdi Samatar, xaaskii Madaxwaynihii H**e AUN Cabdullahi Yusuf Axmed.

Waxaan Allah uga baryayaa
in uu naxariistiisii ka waraabiyo, qabrigeeda u waasiciyo, hoygeedana jannada ka dhigo.

Madaxweynaha Maanta iyo Beri ayaa hadda qaadanaya Shahaadada Aqoonsiga Musharaxnimo Guul insha alaah.❤❤❤❤❤
09/05/2022

Madaxweynaha Maanta iyo Beri ayaa hadda qaadanaya Shahaadada Aqoonsiga Musharaxnimo Guul insha alaah.❤❤❤❤❤

08/05/2022

Qudbadiisii caawa hadaad dhegaysatay maxaa kusoo jiitay

“Hogaan aamin ah ilaaliya qabka iyo qaranimada kana fog qabyaalad iyo qof jeclaysiga
Danta guud ka hormariya mida gaarka ah ilaaliya hantida dhul cir bad (xuduudaha) dareemaya duruufaha shacabka, danyarta iyo daljirka (ciidanka) heeganka ku ah jiidaha hore”

Address

Hanti 123
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qays Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qays Media:

Share