Hillaac Media

Hillaac Media Warar iyo Warbixino dheeli tiran.

Dhismaha buundada Garowe oo meel wanaagsan maraysa .
22/02/2024

Dhismaha buundada Garowe oo meel wanaagsan maraysa .

Madaxweyne Dani  OO MAGACAABAY XEER ILAALIYAHA GUUD  PUNTLAND. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...
06/02/2023

Madaxweyne Dani OO MAGACAABAY XEER ILAALIYAHA GUUD PUNTLAND.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 10 ee 6da February 2023, kuna saabsan magacaabid Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Axmed Maxamed Yusuf (Taaraan), loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntlnad

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

01/01/2023

Madaxweyne Hassan oo ka hadlaya arrimo dhowra

29/12/2022
29/12/2022

gudoomiyah gobalk nugaal

29/12/2022

Juxa

29/12/2022

Qaarkamid dhalinyarada Laascaanood oo dareen hadlay.

Address

Garowe

Telephone

+252905399831

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hillaac Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hillaac Media:

Share