31/07/2026
Saacaddu waa saqdhexe waxayna ku dhawdahay 3:00 habeenimo , Taliyaha Madaxtooyada Puntland Gaashaanle Sare Siciid Nuur Shire ayaa ku guda jira kormeerka iyo xaqiijinta amniga goobta, isaga oo si buuxda uga shaqeynaya diyaar-garowga xafladda ballaaran ee 1-da Agoosto oo Beri qabsoomeysa.