Duni-Talk

Duni-Talk Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Duni-Talk, Digital creator, Garowe.

Doog Digital
12/10/2025

Doog Digital

Doog Digital
01/10/2025

Doog Digital

🌿 Soo Dhawoow Ahmed! 🌿

Doog Digital Team waxay si Mug iyo Misaan leh u soo dhawayanayaan Mudane Ahmed Abdiqadir Hassan oo ah Marketing & Media Officer-ka Cusub Xarunta Garoowe ee Shirkadda. 🎉

Waxaan aaminsanahay in khibradda iyo hal-abuurka uu leeyahay Ahmed ay gacan weyn ka geysan doonaan horumarinta iyo Suuqgeynta adeegyada aan bulshada u hayno. ✨

Soo dhawoow Ahmed, oo qeyb ka noqo safarka hal-abuurka iyo horumarka! 🚀


Labadan nin, kulankoodii ugu horreeyey, maxaad ku qiimeyn lahayd?Duni-Talk
16/08/2025

Labadan nin, kulankoodii ugu horreeyey, maxaad ku qiimeyn lahayd?

Duni-Talk

Raillo oo ah ciyaaryahan Mallorca ka tirsan ayaa yiri:“Tackle-ka Raphinha aad buu uga halis badnaa kan Muriqi. Tackl-ka ...
16/08/2025

Raillo oo ah ciyaaryahan Mallorca ka tirsan ayaa yiri:

“Tackle-ka Raphinha aad buu uga halis badnaa kan Muriqi. Tackl-ka Muriqi-na wax niyad xumo ah kuma jirin.”

Macnaha: Raillo wuxuu difaacayaa Muriqi isagoo sheegay in tackl-kiisu uusan ula kac ahayn, halka tackl-ka Raphinha uu ahaa mid halis ah oo u baahan in si dhab ah loo qiimeeyo.

Duni-Talk

02/08/2025

Nolosha miyiga waa midda ugu xasuusta qaalisan ee nolosha dadkeena Soomaaliyeed.
Ma jiro qof Soomaaliyeed oo waddanka jooga ama ka maqan, oo aan qoyskiisa ama family-giisa qayb ka mid ahi uusan miyiga ama baadiyaha kusoo noolaan!

Rag badan baa waxay dhahaan gabdhaheena beecooda meherka lama gooyn karo oo waa qaali.Haa, waa sax waa qaali. Laakiin ma...
28/07/2025

Rag badan baa waxay dhahaan gabdhaheena beecooda meherka lama gooyn karo oo waa qaali.
Haa, waa sax waa qaali. Laakiin ma wada aha! Waa adi iyo dookhaaga iyo ruuxii kugu soo aaday.
Ee bal talaabo horey u qaad oo isku day gabadh kale!!

Laakiin hoo bishaaradaan:
Waxaa jira gabdho aad u farabadan oo meher farabadan, faan, bugbug iyo halagaasheego aan rabin…!!
Laakiin kaliya doonaya nin mas’uul ah, caaqil ah, reer dhaqan kara, oo diin iyo akhlaaq leh kaana maanta si lagu helo way adag tahay, in Allaah u naxariistay mooyee!!??

: Safiirka Islaamka

23/07/2025

Waji bini’aadam bay kuu dhaantaa, baan is idhi. 😥

Alle SW ha ka farxiyo qof walba oo farxadooda ka shaqeeya.

22/07/2025

Mr Cantuuge, wax walba oo dalka maalintaas ka dhaca, wuxuu noogu soo gudbiyaa qaab funny ah, isaga oo aan cidna u xaglinayn.

22/07/2025

Ka farxinta iyo garab-siinta dadka danyarta ah, masaakiinta, iyo agoonta… dareen gooni ah ayey ii sameysaa runtii 💜
Alle (SW) ha ka farxiyo qof walba oo farxadooda ka shaqeeya.

22/07/2025

Somalia🇸🇴

😁😂Ar Umaddaan Dhib Badanaa.
21/07/2025

😁😂Ar Umaddaan Dhib Badanaa.


Address

Garowe

Telephone

+252907482424

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duni-Talk posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Duni-Talk:

Share