Duni-Talk

Duni-Talk Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Duni-Talk, Digital creator, .

Mowduucaan Waan Hubaa Inuu Wax badan kaa Saacidi doono➊ gaar ahaan Dhalinyarada Hada Soo Kacaamaysa Aad ayuu U anfacayaa...
06/05/2026

Mowduucaan Waan Hubaa Inuu Wax badan kaa Saacidi doono
➊ gaar ahaan Dhalinyarada Hada Soo Kacaamaysa Aad ayuu U anfacayaa

Hadaba aan Usoo Laabto Point-geena Maanta
➋ Waa communications

Inaad Communication yeelato inta aad yar tahay Da yar tahay

➌ Waxay Kaa Saacidi doonta Markaad waynaato
➍ Dadkii aad Baratay inaad Ugu Tagdo Goobaha Ugu Muhiimsan Ee Bulshadda

➎ Sida Hospitaladda

➏ Jaamacadaha

➐ Schooladda

➑ Xafiisyadda Dowladda

➒ Hayadaha iwn)

Hadaba Maxay Tahay Muhiimadda Ku Jirta ayaad is Waydiinaysaa!

➓ Aniga Ayaa Kula Wadaagaya

Sidaan Ogsoonahay qofka Dhalinyaradda ah
⓫ Markii uu Marxalladda Waxbarasho ka Soo dhamaado
⓬ waxa Ugu h**eeya Ee uu Raadiyaa Waa Shaqo

⓭ Oo waan ognahay qofku wuxuu Albaab walba U Garaacayaa
⓮ siduu shaqo uu Nolashiisa Iyo Tan Qoyskiisaba uu ka dabaro u Heli Lahaa hadaba!

Xafiis walba Waxaa Uga Horeeya Dad kala Dun Iyo dabeecad duwan
⓯ mid Isagoon ku Aqoon Kuso Dhaweeya
⓰ oo fadhiga kaga kacaya
⓱ Iyo Mid Intuu Isku Kay sheeg ku dhaho
⓲ kuna waraysto

⓳ Sidii inaad gurigiisii Ugu tagday oo kale
⓴ hadhowna Siduu doono kuula hadla!

waana Waxaa Dhalinyaradda yar yar Han jabiya badankood
㉑ kuna kalifa inay goaanu khaldan qaatan
㉒ oo ay Noloshooda ku haligaan
㉓ waalidkoodana ka ilmaysiiyaan
㉔ Khasatan Hooyooyinkooda
㉕ Dayaca iyo Darxumadda Kuso Kuriyey😭

Hadaba Taas Badalkeeda hadii aad Dadkaas Horay U baratay
㉖ waxaay kaa Caawinaysaa ama kaa saacidaysaa

㉗ inaad hesho Soo Dhawaayn iyo Marxabayn
㉘ xasuuso h**e iyo waayo waayo
㉙ inaad Qofkii Iska Waraystaan
㉚ intaadanba Dantaadii iyo Howlaad u Socotay la Wadaagin

㉛ Masuulkaas isaganu uu Kaa Dalbado
㉜ Inaad la Wadaagto Howsha maanta ku keentay
㉝ si uu kaga Caawiyo wixii karaan kiisa ah
㉞ hadii uu isagu dhamayn karana kuguba dhameeyo

Hadaba inaad Soo Baxdaa Dadkii iyo Madaqadii Deegaankii aad Joogtayna Qariibsataa
㉟ Waa Caqabada Ugu Wayni Ee Qof Dhalinyari ah la Kulmi lahaa Maanta Xaqiiqdii

hadaba Talada Aan Ku Siinayo Maanta Walal waxay tahay
㊱ Waa inaan lagaa badsan barashada Dadka
㊲ iyo Soo dhex galka Bulshadda kala duwan ee kugu la nool
㊳ Magaladda aad Toogtiti

Soomaliduna Waxay ku Maah-Maahdaa
㊴ wax la beertaa dadbaa ugu wanaagsan,

W/Q:✍️Ahmed-Aw-Osman,

27/02/2026

Waa Kuma Boqorka Dhabta ah ee Hawdka?










27/02/2026
Puntland State Bank 🏦
19/11/2025

Puntland State Bank 🏦

17/11/2025

Doog Digital

Doog Digital
01/10/2025

Doog Digital

🌿 Soo Dhawoow Ahmed! 🌿

Doog Digital Team waxay si Mug iyo Misaan leh u soo dhawayanayaan Mudane Ahmed Abdiqadir Hassan oo ah Marketing & Media Officer-ka Cusub Xarunta Garoowe ee Shirkadda. 🎉

Waxaan aaminsanahay in khibradda iyo hal-abuurka uu leeyahay Ahmed ay gacan weyn ka geysan doonaan horumarinta iyo Suuqgeynta adeegyada aan bulshada u hayno. ✨

Soo dhawoow Ahmed, oo qeyb ka noqo safarka hal-abuurka iyo horumarka! 🚀


Labadan nin, kulankoodii ugu horreeyey, maxaad ku qiimeyn lahayd?Duni-Talk
16/08/2025

Labadan nin, kulankoodii ugu horreeyey, maxaad ku qiimeyn lahayd?

Duni-Talk

Raillo oo ah ciyaaryahan Mallorca ka tirsan ayaa yiri:“Tackle-ka Raphinha aad buu uga halis badnaa kan Muriqi. Tackl-ka ...
16/08/2025

Raillo oo ah ciyaaryahan Mallorca ka tirsan ayaa yiri:

“Tackle-ka Raphinha aad buu uga halis badnaa kan Muriqi. Tackl-ka Muriqi-na wax niyad xumo ah kuma jirin.”

Macnaha: Raillo wuxuu difaacayaa Muriqi isagoo sheegay in tackl-kiisu uusan ula kac ahayn, halka tackl-ka Raphinha uu ahaa mid halis ah oo u baahan in si dhab ah loo qiimeeyo.

Duni-Talk

02/08/2025

Nolosha miyiga waa midda ugu xasuusta qaalisan ee nolosha dadkeena Soomaaliyeed.
Ma jiro qof Soomaaliyeed oo waddanka jooga ama ka maqan, oo aan qoyskiisa ama family-giisa qayb ka mid ahi uusan miyiga ama baadiyaha kusoo noolaan!

Address


Telephone

+252907482424

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duni-Talk posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Duni-Talk:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share