
13/01/2025
•Adeegyadayadu waxay diiradda saaraan sidii aad u heli lahayd macaamiil badan,
•korna loogu qaadi lahaa iibkaaga ganacsi,
laguna xoojin lahaa sumcadda ganacsigaaga.
•Adeeg-yada aan qabano waxaa ka mid ah:
•1.Social Media Marketing
•Kobcinta muuqaalka ganacsigaaga adigoo adeegsanaya baraha bulshada.
•Sida Facebook, Instagram, Twitter, iyo TikTok.
•Waxaan kuu diyaarinaynaa istaraatiijiyado gaar ah oo la jaanqaadaya baahiyaha macaamiishaada.