29/04/2026
Bahda Xubabays Media waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Maxamed Yuusuf Cali Shire iyo Cabdikaafi Maxamed Xirsi oo ka mid ahaa cutubyo maanta madaxweynaha dowladda Puntland ugu soo xiray tababar kulliyadda Booliska Carmo.
Waxaad muujiseen dadaal, hawl karnimo iyo sabir.
Waxaan idiin rajaynaynaa in tababarka aad qaadateen aad ku anfici doontaan dadkiina iyo dalkiina.
Guulesyta