BITAAWE MEDIA

BITAAWE MEDIA Boggan Bitaawe Media waxuu baahiyaa wararka markaasi taaggan iyo warbixinada kadhacaya dhulka soomaalida iyo daafaha caalamkaba

02/08/2026

DEG-DEG: Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre Oo Gaaray Caasimadda Waqooyi Bari ee Laascaanood!

02/08/2026

Soo dhoweyn qalbi taabad ah. Xamse iyo reer Waqooyi Bari

02/08/2026

Allaha unaxariistee marxuum Axmed Cigaal ayaa lagu aasay Maraykanka.

Allaha unaxariisto qabrigana Allaha u waasiciyo

01/08/2026
01/08/2026

Xuska sanad guuradii 28 ee puntland ka so wareegaty

31/07/2026

"8- bilood ciidankii Puntland iyo shaqaalaha Dowlada mushaahar ma qaadan wasiirka caafimaadka Puntland, Maxamed faroole.

31/07/2026

Gabar rer waqooyi bari ah o gaari suug ku dabal dagaysa

31/07/2026

Ciidanka ilaalada Koofi Gaduud ee Ra'iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo kasoo degay Laascaanood.

31/07/2026

Iyadoo magaalada Laascaanood laga furayo taliska ugu weyn ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa waxaa magaalada soo gaaraya saraakiisha sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si ay uga qayb galaan munaasabadda iyo hawlaha la xiriira furitaanka.

31/07/2026

Wariye tooxow ma markaygi ugu horaysay aan Garowe so gaaro

Address

30 Street, Nugaal
Garowe
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BITAAWE MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share