Ololaha

Ololaha Bogga Olalaha: Waa Madal Warbaahineed oo ka shaqaysa Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya oo dhan📷 Olole, Bandhig & Wacyigelin.

Musharrax Xildhibaan Falis  Axmed Baari waxaa ay u taagayn tahay xubin baarlamaan iyo kootada haweenka  - Ku dooro Hogaa...
13/12/2023

Musharrax Xildhibaan Falis Axmed Baari waxaa ay u taagayn tahay xubin baarlamaan iyo kootada haweenka - Ku dooro Hogaamin iyo Metelaad - Ololaha
Puntland 2024

Nagala soo xiriir si aan kuugu ololayno
https://wa.me/message/DHXOAKRWVYDUO1 .

Musharrax Xildhibaan DPL 2024Khayriya Jaamac Xuseen"Ku sii kalsoonida xubinimada Golaha Adeega Bulshada"Nagala soo xirii...
12/12/2023

Musharrax Xildhibaan DPL 2024
Khayriya Jaamac Xuseen
"Ku sii kalsoonida xubinimada Golaha Adeega Bulshada"

Nagala soo xiriir si aan kuugu ololayno
https://wa.me/message/DHXOAKRWVYDUO1 .

Aqoonyahan Maxamed Faarax Qambi - Waa Musharrax Xildhibaan Baarlamaanka Puntland - Ku dooro "Metelaad dhab ah ayaa ha-ku...
12/12/2023

Aqoonyahan Maxamed Faarax Qambi - Waa Musharrax Xildhibaan Baarlamaanka Puntland - Ku dooro "Metelaad dhab ah ayaa ha-ku-dheg u ah."

Nagala soo xiriir si aan kuugu ololayno
https://wa.me/message/DHXOAKRWVYDUO1 .

01/06/2023

"Annaga ururka Mideeye, waxa aan haysanaa shacbiyada Puntland, waxa caddeyn u ah sida Kaah ama dowladdu ay mar kasta noo hadal-hayso.. " - Musharrax Maayirka Garoowe, Siciid Seyte oo la hadlay Barnaamijka Ololaha

18/05/2023

GEENYADA MADOW: Gabadhii u ololayn jirtey 'in aan dumarka Soomaaliyeed is caddayn' oo u sharraxan Xildhibaan Garoowe ah - Barnaamijka Ololaha.

13/05/2023

Musharrax Ibraahin Macallin oo la hadlay barnaamijka Ololaha : "Aniga oo kamid ah ganacsatada ee Puntland waxa aan doonayaa in aan metelo dadkeyga, Garoowena ka dhigo magaalo loo siman yahay, cagaara oo danyartu sahal ku hesho adeegyada bulshada."

Ololaha Doorashooyinka Dowlaha Hoose ee Puntland iyo ururrada ilaa hadda sameeyey isu soo-baxyada waa weyn.Magaalada Gaa...
12/05/2023

Ololaha Doorashooyinka Dowlaha Hoose ee Puntland iyo ururrada ilaa hadda sameeyey isu soo-baxyada waa weyn.

Magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug ayaa noqotey xuddunta Ololaha, iyada oo urur kasta doonayo in uu helo aqlabiyadda gobol kaasi madaama oo gobollada kale lagu kala xooggan yahay.














Ololaha Musharrax Duqa Degmada Garowe Cabdullaahi Ciise Aw- Axmed yaa ku qabsomaya Magalada Garowe.
10/05/2023

Ololaha Musharrax Duqa Degmada Garowe Cabdullaahi Ciise Aw- Axmed yaa ku qabsomaya Magalada Garowe.

10/05/2023

Musharraxa Maayarka Garoowe, Axmed Shire Garoon oo la hadlay Barnaamijka :

"Waxa aan wadnaa qorshaha Puntland cusub oo ka duwan waxa jira, Garoowe cagaaran, aniga oo aan saareyn Riyah - DFS waxa aan leeyahay Somalia waa saddex qayb; Hargeysa, Muqdisho & Garoowe, ma aha in Puntland loo arko maamul ka culus tahay."

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey Liiska Musharrixiinta Golayaasha Deegaanka oo ah 3,775 oo ruux, dadka ugu...
09/05/2023

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey Liiska Musharrixiinta Golayaasha Deegaanka oo ah 3,775 oo ruux, dadka ugu badan waxa ay ka sharraxan yihiin Kaah, Sincad & Mideeye.

Address

Garowe

Telephone

+252906999979

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ololaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ololaha:

Share

Category