Fursad Cusub

Fursad Cusub This is my personal page

22/03/2025

Caweyska Cawaash - Boggan waa Boggii Bulshada, idinka ayaa leh. Su'aasha Caawa:
Cabdi wuxuu $5,000 oo raasamaal ah ku furtay Dukaan. Saddexdii bilood ee ugu horreysay:
Bishii 1-aad: Wuxuu iibiyay $3,000, wuxuuna khasaaray $500.
Bishii 2-aad: Wuxuu iibiyay $4,500, wuxuuna sameeyay faaโ€™iido dhan 20% iibkiisa.
Bishii 3-aad: Wuxuu iibiyay $6,000, laakiin kharashaadkiisu wuxuu kordhay 50% marka loo eego bishii h**e.
Suโ€™aasha:
Immisa faaโ€™iido ama khasaare ayuu la kulmay guud ahaan saddexda bilood?
Immisa ayuu hadda haystaa haddii aan loo xisaabin wax kale sida dayn ama maalgelin dheeraad ah?

(Faallo ku dhaaf jawaabtaada! Aan aragno qofka ugu xariifsan!) ๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ’ฐ
Shuruudaha waa sidoodi h**e, Follow Boggan, Like, Share post-gan, Post-gi h**e iyo sidoo kale ku xirnow post kasta.
Farah Cawaash

20/03/2025

Caweyska Farah Cawaash Tijaabi Nasiibkaaga Caawa. Nambar ka dooro 1 - 100. Comment ku soo qor, Follow Boggan, Like iyo Share post-gan.
Guulaystaha labaad waa qofka comment-giisa ugu reaction bato.
Nambarka Guusha 8:10pm fiidki caawa ayaan note ku qoray, screenshot ka qaaday si aan idiin tuso habeen dambe. Caddayn iyo Caddaalad.

19/11/2024
03/11/2024

๐ŸŒ Ma tahay ama ma taqaan qof danaynaya oo raadinaya fursado deeq waxbarasho. Hadadaba Mastercard Foundationโ€™s Scholars Program waxa uu bixinayaa fursado badan oo aad ka helayso.

โœ… Waxbarasho bilaash ah
โœ… Tababaro hogaaminta la xiriira
โœ… Fursado qalijabinta ka dib ah
โœ… Xiriiro caalami ah oo xirfadaada kaba

https://somalischo.com/10-scholarship-7-wadan

Fadlan La soco!! Fursadaha hos ku xusan sanad kasta waa ay furmaan hadii ay sanadkan ku dhaafin kuwo soo socda ayaad ka faa iidaysan insha Allah.

1. Carnegie Mellon University Africa ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ผ.

Masters

Deadline: 15th January 2025
Link: https://wp.me/p23f03-bky

2. University of California Berkeley ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ

Masters

Deadline: 1st Dec โ€“ 15th Jan 2025 (program dependent)
Link: https://wp.me/p23f03-6NM

3. American University of Beirut ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ง

Masters

Deadline: 13th March 2025
Link: https://www.aub.edu.lb/mcf/Pages/Graduate.aspx

4. University of Edinburgh ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง

Masters

Deadline: 8th November 2024

On-campus: https://wp.me/p23f03-baN

Online: https://wp.me/p23f03-baQ

5. EARTH University ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ท

Undergraduate

Deadline: 31st January 2025
Link: https://wp.me/p23f03-8DM

6. McGill University ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ

Undergraduate and Masters

Deadline: 15th January 2025 (1st Dec for Public Health)
Link: https://wp.me/p23f03-8pG

7. University of Cambridge ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง

Masters

Deadline: 5th December 2024
Link: bit.ly/4gI6bEC

8. University of Oxford ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง

Masters

Deadline: 15th November 2024
Link: https://wp.me/p23f03-8qg

9. SciencesPo ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท

Masters

Deadline: 1st December 2024
Link: https://wp.me/p23f03-8pM

10. Arizona State University (ASU) ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ

Masters

Deadline: 3rd November 2024
Link: https://wp.me/p23f03-bfQ

๐Ÿ“ข Fadlan lasii wadaag qof kasta oo ka faaiidaysan kara fursadahaan

๐Ÿ“ฃMeel fog gaarsiiya

29/10/2024
31/03/2024

Shuruudaha guulaystaha:
1- Si sax ah uga jawaab suโ€™aasha.
2- Like garee page-ka Golis Telecom.
3- Share garee Post-ga
4- Like garee Post-ga
Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qofka buuxiya shuruudaha kor ku xusan. Haddii hal qof in kabadan ay buuxiyaan shuruudaha, waxaa guulaystaha noqonaya qofka u horreeya ee ka jawaaba su'aasha.


03/02/2023

4 Talo Oo Ka Qiimo Badan Dahabka ๐Ÿ’ฐ๐Ÿฅ‡๐Ÿ…โœ….

Dhammaanteen Waxaynu U Baahanhy Wax Wax Inoo Sheega๐Ÿฅฐ Anna Afartaa Talo iga Gunud Waxaan Rajeynyaa Iney Wax Badan Kaa Anfici Doonaan ๐Ÿ‘๐Ÿฅฐโค.

Kuso Biir ๐ŸŒ Websitekeena https://fursadcusub.com/

31/10/2022

Ubixii Wadanka - Galkacayo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ”ฅโค.

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fursad Cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fursad Cusub:

Share