Somali Pulse Network

Somali Pulse Network Fadlan ka mid ahow ku taxanayasha Tvga (SPN).

  Madaxweynaha Dawladda Waqooyi Bari Mudane Cabdiqadir Axmed Aw-Cali ayaa Waxaa Maanta Si Rasmi Ah U  Daah-furay Mashruu...
11/07/2026

Madaxweynaha Dawladda Waqooyi Bari Mudane Cabdiqadir Axmed Aw-Cali ayaa Waxaa Maanta Si Rasmi Ah U Daah-furay Mashruuca Koronto Gelinta Goobaha Waxbarashada iyo Caafimaadka Waqooyi-Bari.

11/07/2026

Laascaanood waxaa maanta laga daahfuray mashruuca Koronto siinta goobaha caafimaadka iyo wax barashadda Waqooyi Bari ee SESRP.

Mashruucan ayaa waxaa looga faa idayn doona 45 xarumood kuwaaso caafimaadka iyo wax barashadda.

25/06/2026

Maanta Waxaa Soo Gabagaboobay Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12-aad ee Deegaannada Waqooyi Bari

20/06/2026

Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Waqooyi Bari Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Ee Fasalka 12-aad

09/06/2026

Qodobada Muhiimka ah ee kulanka kasoo baxay waxaa ka mid ah,

27/05/2026

Warbixin kooban sidee looga Iiday Dalka Belguim.

12/05/2026

“Isagoo xilka la wareegay Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Amniga, Mudane Maxamuud Xuseen Jibriil

12/05/2026

Xilwareejinta Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga ee Dowladda Waqooyi-Bari.

Bariyo Talaada Ah Waxaa Dhacaysa Xaflada Xil-wareejinta Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga Dowlada Waqooyi-Bari Soomal...
11/05/2026

Bariyo Talaada Ah Waxaa Dhacaysa Xaflada Xil-wareejinta Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga Dowlada Waqooyi-Bari Soomaliya Waxaa Xilka La Wareegi Doona Agaasimaha Cusub Ee Wasaaradda Amniga Maxamuud Xuseen Jibriil.

03/05/2026

Hala garab istaago Masaakiinta

Address

Meereysane
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Pulse Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share