Calmiskad Tv

Calmiskad Tv Welcome

01/03/2026

xildhibaan xanyare

23/02/2026

Maamulka iyo Gudiga abaaraha ee Buurtinle oo bilaabay Biyo dhaamis la gaarsiinayo dadka abaaraysan .

21/02/2026

Ciidankenu god kasta waa ugu galayan Argagaxisadda .

21/02/2026

Meshay galaanba waan uga daba tagaynaa !! Guul geesiyaasha Puntland .

01/02/2026

Wax laga baqo waayahiin wiilashii Buuraha kasoo dagay🇸🇱

01/02/2026

H.E Said Abdullahi Deni

27/01/2026

Muuqaal aad uxanun badan

23/01/2026

Nairobi- Kulanka beesha Caalamka iyo Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni ayaa hadda socda.

21/01/2026

Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland oo Sidii Xoolihii udheelmay Haraaga Argagxisada Daawo sida ay uwadaan

21/01/2026

Calmiskaad Bahda Caafimaadka ee Ciidanada Difaaca Dowlada Puntland Maxay ka Mudan Yihiin Shacabka Puntland ?

Baqolaal kamida Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland ah ayeey la Tacaalayn kuwaasoo Maanta soo Kabasho Dareenaya

Dagaalkii Ciidamada Difaaca ee Argagaxisada Calmiskaad la Galeen Waxa uu ahaa Dagaal Adag Doorka Dhaarkhaatiirtu Waxa ay ahaayeen kuwa Daruuf kasta ku shaqeeyay oo Qoriguna iyo kidka Caafimaadku Garabka usaran yahay ,

21/01/2026

.Gaylamayaasha Calmiskaad.

21/01/2026

Ciidamadii iyo Saraakiishii kasoo Noqday calmiskaad oo Qado sharaf loogu sameeyey Garoowe

Madaxwayne kuxigeenka Dowlada puntland ayaa Qado sharaf usameyey Saraakiisha iyo ciidamada .

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Calmiskad Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share