04/09/2025
Degdeg:
Waxa durba lafuray kaganacsiga aragostada magalooyinka .
zuuj ,garmaal,kabaal,marraya,ladaga,gabac
Magalooyinkaan oo ka tirsan degmoyinka Eyl,Dongroyo.
Kilada aragosatada ah ayaa ah 24 dollor