17/08/2026
“Ma jirto meel aan ku idhi Deni baa saxan, siyaasaddiisana cid kuma khasbin. Lix sano mucaarad baan ku ahaa, waxyaabo badan oo xukuumaddiisa ka qaldanina waa jiraan. Balse ninka nabadda Puntland, oo deegaankayga ah, sida koonfurta ka dhigaya, marnaba u oggolaan maayo. shisheeye ahaado ama mid Puntland ka soo jeeda, nabadda Puntland waa lama taabtaan.” — Cabdirahmaan Dhoore