Mudan Media Services

Mudan Media Services MUDAN MEDIA
warbixin sugan
907731711 & 907317474 & 907315910

Dowladda Puntland oo Soo bandhigtay Qaarkamida Ajaanibta laga Qabtay Daish,  Hawlgalka Calmiskaad ayaa Noqday mid tariik...
17/01/2026

Dowladda Puntland oo Soo bandhigtay Qaarkamida Ajaanibta laga Qabtay Daish, Hawlgalka Calmiskaad ayaa Noqday mid tariikhda ugalay Dadka Reer Puntland.

14/01/2026

MW Axmed madoobe: oo weerar afka ah kuqaaday
Maamulka somaliland fariin adagna u diray DFS
Mudan Media Services

Laascaanood: Waxaa berri magaalada Laascaanood kusoo wajahan wafti ballaaran oo ka socda Shacabka Puntland kuwaa oo ay h...
13/01/2026

Laascaanood: Waxaa berri magaalada Laascaanood kusoo wajahan wafti ballaaran oo ka socda Shacabka Puntland kuwaa oo ay hoggaaminayaan Boqor Burhaan Islaam Ciise iyo Suldaan Garaase.

Waftigan oo isugu jira isimmo, waxgarad iyo masuuliyiin kale ayaa la filayaa inay ka-qaybgalaan madasha qaran ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya goob-joog ka ahaan doono.
Mudan Media Services

War deg deg ah: Shil gaari oo kadhacay deganka baa buur mugii. Dhimasho majirto sida warka lagu helayo waa lagu dhaawac ...
13/01/2026

War deg deg ah: Shil gaari oo kadhacay deganka baa buur mugii. Dhimasho majirto sida warka lagu helayo waa lagu dhaawac may. Soo kasho degdeg u rajayn.

Mudan Media Services

28/12/2025

DEG-DEG:-Qaarka mid ah isimada Puntland oo ka horyimid aqoonsiga Somaliland.

18/12/2025

Fursad: Guri iib ah
Goobta: Gorowe
Xaafada: hantiwadaag
Ka koban: 8qol 2 suuli 2 jiko
Cabirka: 25x23
Qiimaha: $110kun
✅Sharci✅Goob istaraatiijiya
Faahfaahin:nagala soo xiriir
WhatsApp:0907794598
Call☎️0907743295


real estate🏡

10/12/2025

🚶‍➡️Ma tahay kira doone ama loo kireeye
👨‍🦯Nagu soo booqo xarun tayada oo
🏕Kutaal is goyska suldaanka.

💯Gurigaan waa kiro. Kaliya waxaa lagu
💯Rabaa 100$ oo kaliya

10/12/2025

🏛FURSAD: BOOS IIB AH OO QIIMA JABAN LAGU RABO
⛪️GOOBTA: AAGA BURUBO
🏰CABIRKA : 10×15m
🏕QIIMAHA: 3,000 IYO WADA HADAL LEH
📙WAA DHUL LEH: SHARCI

MACMIIL KA FAAIDAYSO

09/12/2025

Mudan Real Estate

Waa shirkad idin fududay naysa
Baahiyo badan oo bulshadeena
Ku harareysan.hel adoo gurigaga
Jooga ama goob taada shaqo.
Baahi kasta oo aad uqabtay.Iibinta ama
Kiraynta guryaha
,boosaaska,beeraha, baaburta

25/09/2025

Abwaan Dalgub oo maanso dhiirigalin iyo guubaabo u jeediyay Ciidanka Taliska Guutada Duufaan

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudan Media Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mudan Media Services:

Share