Puntland hope

Puntland hope wixii dalkeenu soo saaro ha kuu ahaadeen kaalinta koowaad , sababtoo ah ninna dalkiisa looma dhaamo

Omar abdukadir ArtanThe decision by President Trump to refuse Omar Artan, a FIFA referee, entry into the United States a...
08/06/2026

Omar abdukadir Artan

The decision by President Trump to refuse Omar Artan, a FIFA referee, entry into the United States and prevent him from participating in the 2026 World Cup is a form of discrimination.

Discrimination means treating people unfairly because of their race, color, s*x, religion, nationality, disability, age, or other characteristics. Many international agreements protect people from discrimination.
1. United Nations Universal Declaration of Human Rights (1948)
Article 1: All human beings are born free and equal in dignity and rights.
Article 2: Everyone is entitled to rights and freedoms without discrimination.
Article 7: All are equal before the law and deserve equal protection.
2. United Nations International Convention on the Elimination of All Forms of Racial Discrimination (1965)
Prohibits discrimination based on race, color, descent, or national/ethnic origin.
Requires countries to promote equality among all racial groups.

Maxaa ku fasiri lahayd sawirkaan?
22/01/2024

Maxaa ku fasiri lahayd sawirkaan?

Booliiska soomaalida iyo caddaaladdooda(sheeko)=========================================Deero u ordaysa si daran, ayaa w...
21/01/2024

Booliiska soomaalida iyo caddaaladdooda(sheeko)
=========================================
Deero u ordaysa si daran, ayaa waxaa arkay maroodi.
Maroodigii ayaa weydiiyey deeradii;" maxaa sidaa ugu ordaysaa?"
Waxay ugu warcelisay;"booliiska ayaa xir-xiraya dhammaan riyaha magaalada"
Mar kale ayuu ku yiri maroodigii , deeradii;"laakiin adigu ri' ma tihid?"
Waxay tiri deeradii; "inta la caddeynayo in aadan ri' ahayn ayaa waxa ay qaadanaysa 20 sano" .
maroodigii laftigiisii ayaa markaa orad bilaabay.

19/01/2024

Sida la warinayo waa hooyo soomaaliyeed oo ilmaheeda u dili gaartay arrin la xiriirta xaajigeeda oo morocco aaday

Generation gap (farqiga jiilasha u dhexeeya)Haddaad u fiirsato qofka hodanka ama hantiilaha ah waxaa arkaysaa in uu calo...
19/01/2024

Generation gap (farqiga jiilasha u dhexeeya)
Haddaad u fiirsato qofka hodanka ama hantiilaha ah waxaa arkaysaa in uu calooshii qaadi waayey, halka kan saboolka ah uu dhabarka ku qaadi waayey culeyska alaabtii uu xamaalayey.

Haddaad indho-indheyso dadka dhallinyarada ah waxaa indhahaagu qabanayaan iyagoo madaxa ku reebay timaha inta sare salkana kana jirka la simay halka waayeelka aad ku arkaysid iyagoo madaxa intiisa sare cadday oo timihii ka idlaadeen.
Bulshooyinkii h**e waxaa caado u ahayd in ay ku mashquulaan akhrinta wareygsayada iyo buugaanta hal jiilka maanta jooga wakhtigoodii oo dhan uu qaatay mobile .

17/11/2023

Magaalada caana-yaskax iyo dooxada xamur oo doogsaday

Magaalada caana-yaskax  iyo dooxada xamur oo doogsaday
17/11/2023

Magaalada caana-yaskax iyo dooxada xamur oo doogsaday

Caano ninkii soo lisay la yaqaan ninkii doono ha sheegto...........................................Waxaa in dhaweyd soom...
04/10/2023

Caano ninkii soo lisay la yaqaan ninkii doono ha sheegto...........................................
Waxaa in dhaweyd soomaalida ku dhex faafeysay in nin walba wuxuu rabo iska sheegto .
Haddaba ninkii puntland horumarkeeda maalin ka shaqeeyey iyo kii duminteeda ka shaqeeyey waxay noogu qoranyihiin laba diiwaan oo kala duwan taariikhdaana xusi doonta.
Waana halkuu ka lahaa Alle ha u naxariistee Abshir -bacadle
* Qof waliba wuxuu noo qabtiyo qaladkuu noo geystay
*Diiwaanno qaran baa jiroo loogu qorayaaye

Murtida kalana ka tiraahdo:

Ninkii tiiinka beeriyo
Ninkii timirta beeraba
taariikhdu wey qorin

01/02/2023

Address

Garowe

Telephone

+252906486978

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland hope posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category