SSdF

SSdF Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SSdF, TV Channel, Nugaal, Garowe.

16/04/2024
Alle Ha Unaxariistee Maantoo Kale Ayey Geeryoodeen Kabtan Haybe Shire Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Cali ( Dulmidiid) Oo Bulsh...
18/03/2024

Alle Ha Unaxariistee Maantoo Kale Ayey Geeryoodeen Kabtan Haybe Shire Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Cali ( Dulmidiid) Oo Bulshada Reer Khaatumo Iyo Ciidankaba Kaalin Muhiim Ah Kaga Jiray rabi Ha U Raxmado Aynu U Ducayno waa Bil Ramadaane Halyeeyadii U Geeryooday Difaaca Ciidooda iyo Kuwa U Nafoobayba.

18/03/2024
Guul iyo gobanimo ka dhacday  Dagaalki saaka buqdharkayn Ciidanka ssc khaatumo waxay gacanta ku dhigeen tali’s Kii snm w...
22/11/2023

Guul iyo gobanimo ka dhacday Dagaalki saaka buqdharkayn

Ciidanka ssc khaatumo waxay gacanta ku dhigeen tali’s Kii snm weerarka kasoo qaaday ee Bali cumar

Sido kale Waxa gacanta Lagu haya maxabis dagaal iyo laba gaadhi Laga qabtay vidoe mardhaw soo Galinaya

Dagaal kan Jiri maayo maxaabis badan lasoo guud iyo Marka Laga reebo dhawr maxbuus idoor ku tusaale qaataan inta kale goobta dagaal Lagu maxkamadeenaya

Shacabka jamahirta ssc waxaan usheegayna nimanka isimada sheeganaya ciidanka halganka qabto Ina garaad Ismail ugu horeeyo iyo raga kale shalay ku khasbay ciidanka in buqdharkayn loogaso baxo snm.

Buqdharkayn waa deegan dhulbahante waliba jaamac siyaad lagama yaabo in mardanbe gacanta ssc ka naxdin balanteenu waa caynaba

28/02/2023

War deg deg ah raga dagaalamaya cuno biyo hala gaarsiyo. Jamaahiira ssc

28/02/2023

Sool khaatumo🐎

28/02/2023

Eryaa eryaa baka dhacday idoorkii

Address

Nugaal
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSdF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category