Mustafe Abdisalan Ahmed

Mustafe Abdisalan Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mustafe Abdisalan Ahmed, Garowe.

Ramadaan Mubaarak,🌙dhammaan umadda muslimiinta ah, meelkasta oo aad ka joogtaan caalamka waxaan idin leyahay Ramadaan Ka...
17/02/2026

Ramadaan Mubaarak,🌙dhammaan umadda muslimiinta ah, meelkasta oo aad ka joogtaan caalamka waxaan idin leyahay Ramadaan Kariim. Waxaan Alle ka baryayaa in uu inaga wada aqbalo cibaadada iyo acmaasha suubban ee bisha ramadaan.

28/08/2025
27/08/2025

Hogaamiye Abdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa kulan casho sharaf ah u sameeyay xildhibaanada iyo wax garadka gobolka sanaag.

23/08/2025

Abdirashiid Yusuf Jibriil oo qaabilay Guddoonka cusub ee Gollaha wakiillada Dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya👏

‎  Abdirashid Yusuf Jibril  ayaa qaabilay Guddoonka cusub ee Gollaha wakiillada Dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliy...
23/08/2025

‎ Abdirashid Yusuf Jibril ayaa qaabilay Guddoonka cusub ee Gollaha wakiillada Dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya👏

  Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa loo doortay Dr Aden Abdullahi Aw Hassan.👏👏👏
23/08/2025

Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa loo doortay Dr Aden Abdullahi Aw Hassan.👏👏👏

Shirka aaya ka tashiga beelaha maxamuud harti iyo danwadaagtooda, Waan soo dhaweynayaa waxaana u soo jeedinayaa dadka re...
04/05/2025

Shirka aaya ka tashiga beelaha maxamuud harti iyo danwadaagtooda, Waan soo dhaweynayaa waxaana u soo jeedinayaa dadka reer maakhir inay dhulkooda difaacdaan una midooban cidkasta oo masiirkooda burburinaysa".

Ciid mubaarak dhamaan muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, Ilaahay ha inaga aqbalo Acmaashii wanaagsanayd aan ...
29/03/2025

Ciid mubaarak dhamaan muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, Ilaahay ha inaga aqbalo Acmaashii wanaagsanayd aan soo samaynay bisha barakaysan ee Ramadan.

Ramadan Mubaarakرمصان مبارك تقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمالWaxaan hambalyo u dirayaa dhammaan umadda Is...
28/02/2025

Ramadan Mubaarak

رمصان مبارك
تقبل الله منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمال

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, Waxaan alle u waydiinayaa Ummada Muslimiinta ah in uu u fududeeyo gudashada waajibaadka bishaan barakaysan, Eebe Sandkaan kiisa kale nabad iyo Barwaaqo hanagu gaarsiiyo.

02/01/2025

Suldaan siciid suldaan Cabdisalaan Go.aanka Maanta soo Baxey waan qaadaney, waana Ansixinay.

02/01/2025

Shirku wuxuu go'aamiyey in si buuda oo mug leh loo difaaco dadka, deegaannada iyo hantida beelwaynta Warsangeli, gar ahaan degmada Ceergaabo.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafe Abdisalan Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share