Abdi xaaji

Abdi xaaji kala soco Pageka arimaha dalka diinta iyo dadka♥️🙏🇸🇴

06/05/2025

😂

Masha Allah Hooyo soomaaliyeed oo lagu magacaabo Fartuun ayaa afar gabdho mataano ah ku dhashay Isbitaal Banaadir magaal...
10/04/2025

Masha Allah Hooyo soomaaliyeed oo lagu magacaabo Fartuun ayaa afar gabdho mataano ah ku dhashay Isbitaal Banaadir magaalada Muqdisho.
Alxamdulilaah Hooyada iyo caruurteeduba wey nabad qabaan Allaha barakeeyee. Dhaqaatiirti u adeegay hooyadaas kheyr Allaha siiyo, hooyo Fartuun Alle ha u xafido caruurta.

Ku saabsan 'Dhuusada''F:G. Faa'iidayso waa cilmiye1: Dhuusadu waxay ka koobantahay Nitrogen, Hydrogen  iyo Carbon Dioxid...
17/02/2025

Ku saabsan 'Dhuusada''

F:G. Faa'iidayso waa cilmiye

1: Dhuusadu waxay ka koobantahay Nitrogen, Hydrogen iyo Carbon Dioxide, sidoo kalana 1% waxay ka koobantahay Hydrogen Sulphide taasoo dhalinaysa urta dhuusada.

2: : mar mar dhuusada aadka u urta oo soo laalaabata oo hal ur kaliya leh, waa calaamad sheegaysa inaad qabto cancer-ka mandhicirka.

3: qofka wayn in maalinkii uu dhuuso 6 iyo 14 jeer waa arrin caadi ah oo qeexaysa sida dheef shiidkaaga uu u caafimaad qabo adigana aad u tahay qof caafimaadsan, balse intaas ka badan waa in gas badan uu kugu jiro, just waa farriin ah inaad badasho nidaamka cuntadaada.

4:60% dhuusada waxay ka imaataa mandhiciraha hoose. Marna mandhiciraha weyn ayaa soo saaraa waana isku dhiska hawo ka dhalatay cuntada ama cabitaanka oo isku badashay gas ay soo saartay Bacteria-da ku jirta mandhicirka wayn.

5: Flatus, waa magaca caafimaadka ee loo yaqaan dhuusada waana qaab ka mid ah qaababka lagu ogaado caafimaadka dheefshiidkaaga.

6: urta dhuusada waxay ku xirantahay sida uu dheefshiidkaaga u shaqaynayo iyo cuntada aad cuntid.

7: waxaa jirta aragti dad badan ay aaminsanyihiin oo ah in qof qaba cudurka Cagaarshowga ama Hebatitis-ka, dhuusadiisa ay faafiso cudurkaan tanina waa been waxba k**a jiraan majirto cudur laga qaado dhuusada qofka.

8:Sida aan sheegnay qodobka koowaad urta dhuusada waxaa masuul ah Sulphur iyo Hydrogen Sulphide, maaddooyinkaan waxaa kor u sii qaada soo saaristooda, Ukunta, digirta, kalluunka iyo hilibka.

9: calool xanuun iyo dhuuso joogto ah waa xaalad caafimaad oo aan fiicnayn waana muhiim dhaqtarka inaad la xiriirto.

10: dhuusado makala laha gender gaar ah rag iyo dumarba waxay ku xirantahay cuntada ay cunaan iyo caafimaadkooda dheefshiidka.

Address

Bulsho Street 22
Garowe

Telephone

+252907146134

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi xaaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share