Abdifitah Abdi

Abdifitah Abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdifitah Abdi, Media/News Company, Garowe.

23/01/2024

Dadka ayadaa iskugu neceb dadkuna ayaday u neceb yihiin bal xagay nolol ka helaysah

20/01/2024

Dalkayga iyo dadkayga waxaa haysta maqaadiir aan caadi ahayn ale haka saaro aduunka K**a jirto dal iska furan oo wax kasta iska Soo galaan somaliya mahne

20/01/2024
20/01/2024
Yaa khatarta dibada nooga imaaneysa wajahaya?1. Reysulwasaare waxtar ah malaha2. Wasiir arrima dibadeed majiro3. Wasiir ...
20/01/2024

Yaa khatarta dibada nooga imaaneysa wajahaya?

1. Reysulwasaare waxtar ah malaha
2. Wasiir arrima dibadeed majiro
3. Wasiir Amni majiro
4. Wasiirka gaashaandhigu waa TikToker.
5. Taliyayaasha Ciidamadu waxtar xumadooda waa ognahay.
6. Guddi Amni Qaran majiro.

Ma madaxwaynaha iyo Telefankiisa ayaa wadan difaacaya?

xildhibaanno ahaan waxaan u dhaaranay inaan dadkeena run ku matalno, xukuumadana anagoo dadkeena wakiil ka ah la xisaabtanno.

Waxaan Madaxwaynaha uga baaqayaa isbedel dadka Soomaaliyeed wadankooda u bad baadin kara. xilibaan kulane

Address

Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifitah Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share