Horusocod media

Horusocod media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horusocod media, Media/News Company, shaariqa, Garowe.

22/05/2020

Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Magacaabay Wasiiro iyo Wasiiru Ku-xigeeno .

Garoowe: 22 May 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.45 ee 22d May 2020 kuna saabsan magacaabid Wasiiro iyo Wasiiro Ku xigeeno ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad

Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda shaqo

Marku la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland


Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Eng. Cabdullahi Cali Xirsi (Timacade) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo dalxiiska

2. Waxaa Eng. Maxamuud Xaaji Saalax loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda

3. Waxaa Cabdi Ibrahim Warsame (Qawdhan) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda

4. Waxaa Ismaacil Saleeban Geelle loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDRta

5. Waxaa Axmed Siciid Ismaciil (Qolombe) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Biyaha, Tamarta iyo Macdanta

6. Waxaa Saynab Ismaciil Maxamed loo magacaabay Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Deeganka, Beeraha iyo Isbadalka Cimiladda

7. Waxaa Maxamed Axmed Xasan loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha

8. Waxaa Maxamed Axmed Ismacil (Deero Dile) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta, Xirirka Caalamiga ah iyo Horumarinta Dhaqalaha.

*Xeerkani wuxuu dhaqan galayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Sucuudi Careebiya wuxuu ku dhawaaqay in berri ay tahay Soon isla markaasna Axadda la ciidi doono.Insha
22/05/2020

Sucuudi Careebiya wuxuu ku dhawaaqay in berri ay tahay Soon isla markaasna Axadda la ciidi doono.

Insha

03/04/2020

Wasaaradda caafimaadka dalka ayaa xaqiijisay 2 kiis oo cusub oo coronavirus ah, 1 Muwaadin iyo 1 Ajnabi ah.

Tirada guud ee la xaqiijiyey: 7
Tirada bogsatay: 1
Tirada dhimashada: 0

Madaxwayne ku xigeenka puntland mudane axmed cilmi axmed karaash ayaa maanta xerada xorgoble magalada qardho tababar ugu...
02/04/2020

Madaxwayne ku xigeenka puntland mudane axmed cilmi axmed karaash ayaa maanta xerada xorgoble magalada qardho tababar ugu soo xiray 600 oo askari oo mudo halkaas tababar uga socda puntland ayaa waday mudadaan tayaynta ciidanka puntland

31/03/2020

Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in laba qof ayaa laga cudurka Corona Virus gudaha Somaliland.

Laba qof ayaa kala ah nin Shiinaha u dhashay oo Berbera jooga iyo nin reer Burco ah oo UK ka soo laabtay.

Hassan galayr

Magala ganacsiga puntland ee boosaso oo saaka nabad iyo horumar ku jimcaysatay Shere
27/03/2020

Magala ganacsiga puntland ee boosaso oo saaka nabad iyo horumar ku jimcaysatay

Shere

Casumada puntland ee garoowe Ayaan jimca wangsan idin ka soo le yahay Shere
27/03/2020

Casumada puntland ee garoowe

Ayaan jimca wangsan idin ka soo le yahay

Shere

Casumada umada somaliyeed ee muqdisho shere
27/03/2020

Casumada umada somaliyeed ee muqdisho

shere

26/03/2020

War deg deg ah muqdisho oo qofkii labaad laga helay cudurka corona varus sida ay xaqiijisay wasiirada wasaarada cafinaadka Drs Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa ku dhawaaqday in qofkii labaad laga helay cudurka Carona Virus, muwaadin ka yimid dalka Talyaaniga oo maalmo la hayay

Address

Shaariqa
Garowe

Telephone

+252907733353

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horusocod media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horusocod media:

Share