HAGE TV

HAGE TV ๐—›๐—”๐—š๐—˜ ๐—ง๐—ฉ: ๐—›๐—”๐—š๐—”๐—›๐—” ๐—•๐—จ๐—Ÿ๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—”
โ€œ๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—ฉ๐—ผ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ ๐—ฌ๐—ผ๐˜‚ ๐—–๐—ฎ๐—ป ๐—ง๐—ฟ๐˜‚๐˜€๐˜โ€
(1)

Gurigan idiin muuqda ayaa la sheegay inuu yahay gurigii lagu weeraray Taliyihii h**e ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Ta...
04/09/2026

Gurigan idiin muuqda ayaa la sheegay inuu yahay gurigii lagu weeraray Taliyihii h**e ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Taliye Shub.

Dhacdadan ayaa ah mid ugub ku ah siyaasadda iyo amniga Soomaaliya, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in weerarka loo adeegsaday drones (diyaaradaha aan duuliyaha lahayn).

Sida aan ku helayno wararkii ugu dambeeyay, Taliyihii h**e ee Asluubta Soomaaliya wax dhaawac ah oo halis ah ma qabo.

Faahfaahinta ku saabsan cidda ka dambeysay weerarka, sababta loo bartilmaameedsaday iyo khasaaraha ka dhashay weli si rasmi ah looma xaqiijin.

Balse Mucaaradka Ayaa ku tilmaamay inay Geysatay Dowlada Somalia.

03/09/2026

Shacabka Bosaaso maxay ka dheheen in Bosaaso ay qaaday waddada Horumarinta I dhismaha.

02/09/2026

Timirtaan inay Garowe timaado Afar cisho ayay igu qaadatay" Caqabadaha haysta beeralayda Timirta Puntland, Cadnaan oo katirsan mamaulka Shirkadda Boolimoog ee gobolka Raascaseyr.

02/09/2026

Waxaa lagu yiri Yaanyadan Jowhar ayaad kasoo qaadatay ee k**a baxdo Puntland" Fikirka qaldan o ay bulshada qaar ka aaminsan yihiin in Puntland aysan ka bixi karin Qudaar, Raage oo kamid ah haldoorka bulshada Puntland.

02/09/2026

Prof Cali Xaaji Warsame: Timirta Puntland kasoo baxda Soomaaliya oo dhan wey ku filantahay.

02/09/2026

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Puntland oo kormeeray wadada dekedda oo dhawaan laga bilaabayo dhisme ka dib markii dhawaan laga raray ciidankii PSF oo horay ay ugu xirnayd in mudo ah.

02/09/2026

Wasiirka Wasaarada Beeraha Iyo waraabka Dawlada Puntland,Cumar cabdi Samatar Oo warbaahinta uga waramay Muhiimadaay leedahay Bandhiga 1aad ee Wax soo saarka Timirta Puntland.

Xaafada Golcise - Bosaaso.Sawir Xanbaarsan macne wayn.
01/09/2026

Xaafada Golcise - Bosaaso.

Sawir Xanbaarsan macne wayn.

01/09/2026

Bosaaso oo laga dhisayo Laamiyo Casri ah.

31/08/2026

Waxaan rajaynaynaa qaab dhismeedka magalada inaan wax ka badalno,Mid kamid ah ardeyda Kuliyada injineerinka oo soo ban dhigey dhismaha Naqshad cusub.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAGE TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HAGE TV:

Shortcuts

Share