Yahye M. Shire

Yahye M. Shire Media&News

10/02/2024
Magacaabis: Gudoomiyaha Gobolka Raas Casayr Mudane Cumar Cismaan Siciid ayaa u magaacabay Abdulqaadir Maxamed Jaamac (Ca...
06/08/2023

Magacaabis: Gudoomiyaha Gobolka Raas Casayr Mudane Cumar Cismaan Siciid ayaa u magaacabay Abdulqaadir Maxamed Jaamac (Caato) Xoghayaha Xafiiska Maamulka Gobolka Raas Casayr

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Puntland Sharmaarke Yaasiin Cali ayaa maanta xilka kala...
02/07/2023

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Puntland Sharmaarke Yaasiin Cali ayaa maanta xilka kala wareegay agaasimihii h**e Cabdirisaaq Jaamac Aadan.

Munaasabadda Xil wareejinta oo ka dhacday xarunta Wasaaradda ee Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Dr. Rashid M Yusuf, Wasiir kuxigeenka Kalluumaysiga Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud, qaar kamid ah agaasime Waaxeedada iyo shaqaallaha wasaaradda.

Sidoo kale Xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddiga qaabilsan xilwareejinta masuuliyiinta cusub ee dhowaan la magacaabay iyo Senator Cabdiqano Geelle oo kamid ah Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya.

Kaliya 3 Ciyaaryahan Ayaa kasoo haray ciyaartoydii kusoo guulaysaty Champions League 2021 kooxda Chelsea.Isbedelkan Maxa...
29/06/2023

Kaliya 3 Ciyaaryahan Ayaa kasoo haray ciyaartoydii kusoo guulaysaty Champions League 2021 kooxda Chelsea.

Isbedelkan Maxaa Kalifay bay kula tahay?.

Sweden 🇸🇪 Oo Lagu gubay Kitaabka Quraanka Katiimka Iyo Dalal badan oo muslim ah oo ka falceliyey arintaaas Foosha Xun.Mo...
29/06/2023

Sweden 🇸🇪 Oo Lagu gubay Kitaabka Quraanka Katiimka Iyo Dalal badan oo muslim ah oo ka falceliyey arintaaas Foosha Xun.

Morocco ayaa u yeedhatay safiirkeeda u fadhiyay dalka Sweden, Jordan safiirkii Sweden u fadhiyay Amman ayaa su’aallo la waydiiyay.

Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo 57 waddan oo muslim ah ay xubno ka yihiin ayaa si adag u cambeereeyay, dalalka kale ; Turkiga oo sheegay tallaaba ugu adag inuu qaadayo, Sacuudi Carabiya, Morocco, Ciraaq, Iran, Pakistan, Ruushka , Senegal, Morocco, Mauritania iyo Falastiin ayaa cambaareeyay.Mareykanka, ayaa dhankiisa, ku tilmaamay falkan mid "ixtiraam darro qoto dheer" balse wuxuu laga gaabsaday in la cambaareeyo.

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa dambi weyn iyo meel ka dhac ku tilmaamay: "Qur'aanka kariimka ah Muslimiinta waa muqadas, waana in uu dadka kalana u ahaadaa mid muqadas ah." Ayuu yidhi.

Soomaaliya weli xataa ma samayn cambaarayn.

Salwaan Momika oo qaxoonti Ciraaqi ah ayaa ku gubey nuqul ka mid ah kitaabka qur’aanka kariimka ah bannaanka masjid ku yaal Stockholm, xilli ay hareeraha ka joogeen Booliska Sweden.

Madaxweynaha dowladda puntland iyo wasiir Barre FaatahMadaxweynaha dowladda puntland iyo wasiiru dowlaha wasaarada Macda...
28/06/2023

Madaxweynaha dowladda puntland iyo wasiir Barre Faatah

Madaxweynaha dowladda puntland iyo wasiiru dowlaha wasaarada Macdanta Tamarta iyo biyaha
Ayaa si wadajir ah ugu hambalyeeyay dhammaan umadda Muslimiinta iyo bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dadweynaha reer puntland munaasabadda Ciiddul Adxa.

Gudoomiyaha gobolka Gardafuu mudane Cumar Cismaan Siciid ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan umadda Muslimiinta guud ahaantoo...
27/06/2023

Gudoomiyaha gobolka Gardafuu mudane Cumar Cismaan Siciid ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan umadda Muslimiinta guud ahaantood, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabadda Ciiddul Adxaa

"Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu ducaynayaa in Allah sannnadkan sannadkiisa ku gaarsiiyo horumar iyo barwaaqo".

Ciid wanaagsan

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gardafuu Fu'aad Maxamuud Xuseen Garab-yare "Waxan Muslimiinta Guud ahaan gaar ahaan uma...
27/06/2023

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gardafuu Fu'aad Maxamuud Xuseen Garab-yare "Waxan Muslimiinta Guud ahaan gaar ahaan umadda somaaliyeed ugu hambalyaynyaaa munaasabada ciidul adxaa ee 1444H waxan alle uga baryayaa in ciidan ciideeda nabad iyo barwaaqo ku gaaraan"

Hambalyo Gudoomiye Omar Osman Said  oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka GardafuuSoo dhawoow gudoomiye
24/06/2023

Hambalyo Gudoomiye Omar Osman Said oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu

Soo dhawoow gudoomiye

Hambalyo Hambalyo.Taliye Fuaad mohamuud hussien oo loo magacaabay taliyaha qeybta Gobolka Gardafuu.Soo dhawoow taliye wa...
24/06/2023

Hambalyo Hambalyo.

Taliye Fuaad mohamuud hussien oo loo magacaabay taliyaha qeybta Gobolka Gardafuu.

Soo dhawoow taliye waxaad tahay nin dhalinyaro ah oo jecel Inuu dadkiisa iyo deegankiisa wax u qabto

Alle ha kugu guuleyso xilka aad qabatay

20/06/2023

Ciidanka dowladda puntland ayaa gacanta ku dhigay Gaarigan sida ka muuqata waxa gacanta ku haya ciidanka PMPF.

 : Rasaas xooggan ayaa hadda ka bilaabatay magaalada Garoowe
20/06/2023

: Rasaas xooggan ayaa hadda ka bilaabatay magaalada Garoowe

Address

Garowe

Telephone

+252907404974

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yahye M. Shire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yahye M. Shire:

Share