03/07/2022
Akhriso Qabiilada ay kasoo jeedaan Dadka uu Xilalka umagacaabay Maanta Raiisul Wasaare Xamse..
● Maxamad Abukar subeyr xogyaha Joogtada ah ee Xafiiska RW - Jareer weyne
● Farxaan Jimcaale Afhayeenka Xukuumada Ahna agaasimaha warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha - Xawaadle
● Cali Cabdi awaare Lataliyaha arimaha dib uheshiisiinta - Majeerteen
● Kamaal Guutaale Lataliyaha Amniga - Habargidir
● Dr axmad Nuur Lataliyaha sare ee arimaha siyaasada - ogaden
● Dr Hodan osman Lataliyaha Xiriirka Caalamiga ah - Dhulbahante
● Cabdulahi shariif agaasimaha Habmaamuuska - Mareexaan
● Haashim Maxamad Cali Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada - Shiikhaal
FG: Qabiilku Ceeb ma ahan ee Qabyaalada ayaa Ceeb ah..