Abdirsak - Product Designer & Engineer

Abdirsak - Product Designer & Engineer AI Builder , Product Designer + Software Engineer

I recently hosted a session for a group of my students at East Africa University-Garowe. The session focused on the powe...
12/03/2026

I recently hosted a session for a group of my students at East Africa University-Garowe. The session focused on the power of using AI to build websites and generate passive income. We have discussed how to design logos and other resources using AI, build full websites, and host them online all powered by AI tools.
The main goal of the session was for students not to be afraid of any work, but to take on any project and use AI to build it.

Join us and listen to our talk with Abdifatah Adan
31/12/2025

Join us and listen to our talk with Abdifatah Adan

Waxaan qaban doonnaa kulan fogaan arag ah oo uu noogu casuman yahay Eng Abdifatah Adan oo ah Cybersecurity analyst ka shaqeeya Shirkadda Meta/ex Facebook , Kulanka waxaan uga hadlaynaa Waxyaalo badan oo ku saabsan Cybersecurityga iyo waayaha Engineer Abdifatah ee Shirkadda Meta , Barashada Cybersecurity ga fursadaha iyo caqabadaha Dalka , Hadaba si aad u hesho Muuqaalka oo duuban Halkaan nagala soco.

Mahadsanid


Si loo helo Digital Product waafaqa Organisation Goals kiisa ama business requirements ka waa in Marka la dhisayo ama ma...
29/12/2025

Si loo helo Digital Product waafaqa Organisation Goals kiisa ama business requirements ka waa in Marka la dhisayo ama markasta oo lagu soo darayo Feature cusub Application ka waa in la mariyaa Qodobadan kuwaa oo Lagu magcaabo Design thinking

1- Empathy = Waa in aad heshaa xog ku filan Problem ka aad xalinayso Adiga oo xooga Saaraya Isticmaalayaasha, Waxa aad isticmaalaysaa qaybtan research si aad u hesho xogta users ka

2- Define= Kadib Empathy Waxaad helaysa Dhamaan dhibaatooyinka haysta Userkaaga , Kadib waxa aad go'aansanaysa kan ugu muhiimsan

3- Ideate = Qaybtan waxa aad raadinaysa Qaabkasta oo aad u xalinkarto Problem kaas .

4 - Prototype = Qaybtan waxa aad go'aansanaysa Xalinta ugu muhiimsan kadibna waxaa u badalaysa Qaab dhismeed la mid ah Application ka final ka ah kadibna waxa aad ugudbinaysa Developer team ka

5- Test = Waxa aad ku Tijaabinaysa Macaamiishaada Waxa aad samaysay.

Design thinking ma aha mid dhamaada.

28/12/2025

Digital Product ga sida Fintech apps ka Tusaale Waafi ama DahabPlus Apps ama kuwa la mid ka ah, Markasta Product gaaga waxaa udub dhexaad u ah in aad Problem xaliso taqaanna macaamiishaada , Haddii aad Hal Feature oo cusub ku soo darayso waa in aad ku hubisa macaamiishaada, waa in aad iswaydiisa feature kaa cusub mayahay mid loo baahnaa mise waa mid Dheeraad ah.

Somalia’s Fintech sector is currently booming, but our App Designs are still in the Code first era.Most of our apps are ...
20/12/2025

Somalia’s Fintech sector is currently booming, but our App Designs are still in the Code first era.
Most of our apps are built with code first and looks second.
We focus on features but forget the human that is behind the app. In 2026, a functional app is not enough. If it's hard to use, it's a failed product and loss of customers.
It's time to stop building interfaces and start designing experiences.

After being away for a year, I have returned. This time, we are talking more about AI in software Development, AI in Pro...
20/11/2025

After being away for a year, I have returned. This time, we are talking more about AI in software Development, AI in Product design, Vibe Coding, and much more. Let’s deep-dive into AI together.

Go'aanada aan Nolosheenna Qaadanno iyaga ayaa Jaangoonaya sida uu noqondoono mustaqbalkeena, Haddii aan Qaadanno Go'aann...
09/11/2024

Go'aanada aan Nolosheenna Qaadanno iyaga ayaa Jaangoonaya sida uu noqondoono mustaqbalkeena, Haddii aan Qaadanno Go'aanno fudud adiga oo ka caajisaya in aad qaadato go'aanno naftaada Saamayn wanaagsan ku yeelan lahaa waxa ay kugu jihaynayaan Nolol Adag , Haddii aad hadda Qaadato go'aanno adag oo ku anfacaya mustaqbalkaaga waxa ay kugu Jihaynayaan Nolol fudud .

Kor u qaad Joogitaankaaga Ganacsi ee internet ka , adiga oo u samaysanaya Ganacsigaaga Website, waxaan kuu la diyaar nah...
02/10/2024

Kor u qaad Joogitaankaaga Ganacsi ee internet ka , adiga oo u samaysanaya Ganacsigaaga Website, waxaan kuu la diyaar nahay Samaynta Website la jaanqaadaya baahiyahaaga Ganacsi kordhinayana iibka Ganacsigaaga.

Ka maaran Powerpoint oo Gamma Ai Ku samayso Presentation Qurux badan.GAMMA APP , Waa Ai kuu fududaynaya in aad ku samays...
28/08/2024

Ka maaran Powerpoint oo Gamma Ai Ku samayso Presentation Qurux badan.

GAMMA APP , Waa Ai kuu fududaynaya in aad ku samaysato Presentation kaaga , Kaliya waxa aad u sheegaysa Ciwaanka presentationkaaga kadibna isaga ayaa kuu samaynaya presentation qurux badan.
Hadaba si aad u isticmaasho Halkaan kagal.
https://gamma.app/

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirsak - Product Designer & Engineer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirsak - Product Designer & Engineer:

Share