19/10/2023
DEG DEG: Ciidanka Danab ee Puntland oo Hambalyo u diray aqoon siga Maamulka SSC Khaatumo
''Waxaan hambalyo iyo bogaadin lawadaagaynaa dadka reer SSC Khaatumo iyo maamulkooda KMG oo si rasmi loogu aqoonsiday iney kamid noqdaan dowladaha xubnaha ka ah DFS.
Sidoo kale waxaan kamahdcelinaynaa taageerada ay DFS ku dhawaaqday maanta inay la garab taagan tahay maamulka Khaatumo.
Dadka Reer SSC khaatumo waxay naf iyo maalba u hureen midnimada dalka iyo dadka soomaaliyeed,waana dad kusuntay sooyaalka wadaniyadeed ee qarankeena.
Waxaan u rajaynaynaa Guul iyo Hormar waara.''