Dawan Films

Dawan Films Ku soo dhawoow Dawan Films Warbaahin ka shaqaysa wararka iyo Maddadaalinta Shacabkeeda.

21/12/2024

Guddiga Anshaxa oo ka hadlay Ganaaxa

Ururka kubada Cagta Puntland ayaa Guud ahaan dhico ka jaray Labadii xul ee Galabta dheelayey Xulka Gobolka Sool ayaa lag...
21/12/2024

Ururka kubada Cagta Puntland ayaa Guud ahaan dhico ka jaray Labadii xul ee Galabta dheelayey Xulka Gobolka Sool ayaa laga Jaray labadii Dhibcoo ee Ciyaarta sidoo kale Xulka Gobolka Cayn ayaa laga jaray 4dhibcood.

arintan ayaa Faaiido wayn u ah Xulalka Gobolada Nugaal iyo karkaar oo Isku dhibco dhow Ganaaxan ayaa heerka Guruubada ka soo saaray Nugaal iyo Karkaar Si la hubo,
labada Xul ee nugaal iyo karkaar ayaa markan ku tartami doona Xulka ku baxay kaalinta 1aad ee Guruubka

21/12/2024

TOOS - G.Cayn Vs G.Sool

21/12/2024

Tartanka kubadda cagta Gobollada puntland || G.Cayn Vs G.Sool

21/12/2024

Sool vs Cayn

"Puntland lacag ay leedahay bay samaysan doontaa, inta lagu jiro 2025 ayaanu kusoo dhamaystiri doonaa Daraasadeeda,"side...
21/12/2024

"Puntland lacag ay leedahay bay samaysan doontaa, inta lagu jiro 2025 ayaanu kusoo dhamaystiri doonaa Daraasadeeda,"
sidee u aragtaa in puntland lacag samaysato

20/12/2024

Toos: Tartanka kubadda cagta gobollada Puntland || G. Raascasayr VS G.Karkaar

20/12/2024

TOOS - G.R-XASEYR VS G.KARKAAR - Koobka Gobollada Puntland

Wasaarada Warfaafinta isgaarsiinta , Tignolajiyadda,hoddaha Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Puntland ayaa qaban doonta  Carwad...
20/12/2024

Wasaarada Warfaafinta isgaarsiinta , Tignolajiyadda,hoddaha Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Puntland ayaa qaban doonta Carwada Tignolajiyada Puntland

19/12/2024

TOOS: Tartanka Kubadda Cagta Gobollada Puntland - G. Mudug VS G. Sanaag

19/12/2024

TOOS - Tartanka Kubadda Cagta ee Gobollada Puntland G.Mudug Vs G.Sanaag.

18/12/2024

Toos: Tartanka kubadda cagta gobollada Puntland || G. Sool VS G. Nugaal

18/12/2024

TOOS: Koobka Gobolada Puntland || G. Sool VS G. Nugaal

18/12/2024

TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADDA PUNTLAND 2024 G.SOOL 🆚️ G.NUGAAL🥅MIRE AWAARE STADIUM

18/12/2024

TOOS - G.NUGAAL VS G.SOOL

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iy...
18/12/2024

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah Ee Shaatigaduud kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), wasiiro Iyo xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magaaladda Baydhabo

18/12/2024

Dagaal Ayaa saaka ka socda Deegaanka Shan Geed

Ciidanka ammaanka gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca loo yaqaan Laylada oo sidey dawooyin iyo agab kale oo...
18/12/2024

Ciidanka ammaanka gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca loo yaqaan Laylada oo sidey dawooyin iyo agab kale oo la rumaysan yahay in loo sidey kooxaha ka dagaalamada Koonfurta iyo bartamaha Somalia ee AS.

Saraakiisha ciidanka ayaa warbaahinta u sheegay inay qabteen gaarigaan oo sidey dawooyin, kiniino maanka dooriya iyo agab kale, ayna baaritaan ku wadaan darawalka wadey, halka loo wadey iyo cidda soo rartay intaba.

Address

Street
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawan Films posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share