Dawan Films And Podcasting

Dawan Films And Podcasting Dawan Films and Podcasting is an independent media outlet focused on producing news, interviews, audio programs (podcasts), and awareness videos.

Our goal is to highlight the stories of the community.

Garoowe: Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa 31 foosto oo shiidaal ah kala wareegey Kaalmaha Shiidaalka ee magaalad...
16/03/2026

Garoowe: Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa 31 foosto oo shiidaal ah kala wareegey Kaalmaha Shiidaalka ee magaalada Garoowe, Shiidaalkan ayaa Guddigu kaga shaqayn doonaan hawlaha Gurmadka Abaaraha iyadoo sidoo kale Guddigu Shiidaalka ka caawiyaan Ceelasha Riigaga ah ee Puntland.

Guddiga ayaa baaq u diray Qurbajoogta reer Puntland oo doorkoodii Gurmadka abaarta uu ka muuqdo gaabis xoogan.

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa saaka daahfuray wejiga 3aad ee Biyo dhaaminta gobolka Nugaal oo loo qorsheeyey ...
16/03/2026

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa saaka daahfuray wejiga 3aad ee Biyo dhaaminta gobolka Nugaal oo loo qorsheeyey ilaa 500 oo booyadood in la gaarsiiyo, Guddiga ayaa saaka ku bilaabay shaqada 100 booyadood oo loo dhaaminayo xaafadaha danyarta ah ee magaalada Garoowe.

Guddiga waxay wejiga 3aad ee biyo dhaanka ka samaynayaan guud ahaan deegaanada Puntland.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Lafta-gareen ayaa maanta ku sugan dowlad Deeganka ayaa  Baydho ka degaya isagoo ...
16/03/2026

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Lafta-gareen ayaa maanta ku sugan dowlad Deeganka ayaa Baydho ka degaya isagoo saaran diyaaraha Dagaalka.
lafta-gareen waxaa uu diyaar uyahay in uu ka hoos baxo Xukumka Xasan shiikh Maxmuud balse arintan ayaa ugu kacaysa qiimo aad u sareeya oo ay ka mid tahay dagaal lagu kala adkaado Dawan Films And Podcasting

Rabbi ha u naxariisto, waxaa magaalada Gaalkacyo lagu dilay Axmed Kheyr Cali Ciise oo ka mid ahaa dhallinyarada booliisk...
15/03/2026

Rabbi ha u naxariisto, waxaa magaalada Gaalkacyo lagu dilay Axmed Kheyr Cali Ciise oo ka mid ahaa dhallinyarada booliiska cusub ee magaalada loo keenay, si ay nabad-gelyada u ilaaliyaan.

Falka dilka ah ayaa dhacay xalay, abbaarre 1:00 habeennimo. Booliiska ayaa sheegay in falkaas loo xiray askari kale oo ku eedeeysan inuu toogtay marxuumka.

Saraakiisha booliiska gobalka Mudug ayaa sheegay in uu socdo baaritaan, si loo ogaado sababta iyo duruufaha ku xeeran dhacdada.

13/03/2026

Aduunka Carabta oo qiiq isqabsadey

Puntland: Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa raashin gaarsiiyey in ka badan kun qoys dhamaan gobolada Puntland, ma...
12/03/2026

Puntland: Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland, ayaa raashin gaarsiiyey in ka badan kun qoys dhamaan gobolada Puntland, maanta ayaa laga qaybiyey raashinkan deegaanada hoostaga Degmooyinka, Jariiban, Bursaalax, Kobdhexaad, Shaxda iyo deegaano kale.
Deegaanada ayaa raashinka loogu qaybiyey sidan hoose.

1. Jariiban Mudug 400 oo qoys
2. Bursaalax Mudug 200 oo qoys.
3. Shaxda Karkaar 300 oo qoys.
4. Kobdhexaad Bari 200 oo qoys

Tirada guud ee qoysaska Raashinkan la gaarsiiyey maanta, ayaa ah 1,100 qoys oo deegaanadaas kala duwan jooga, Guddiga ayaa intii abaaruhu bilowdeen raashin u qabiyey ku dhowaad 15 kun oo qoys, waxayna dhaamiyeen in ka badan 5-kun oo booyadood oo biyo ah.

10/03/2026

Shiikh Maxamuud oo ka hadlay Dhaqaalaha u soo xaroodey

10/03/2026

Wasiirka maaliyada Puntland oo ku dhawaaqay warweyn oo ku saabsan.....

09/03/2026

"Culimada Dastuurka ogol ee Xasan shiikh sheegay waa Culimo hawiye anaga culimada Daarood dastuurkan ma ogolin"shiikh Xasaan

09/03/2026

"Dastuurka Soomaaliya ma jirto meel ay kaga qorantahay intaan ayaa dhibaysa Reer Puntland" Xildhibaan Fardowso Cigaal

08/03/2026

Senator Faroole "Hadaan wayno wax noosoo Rujuuca oo wax nala dhisanaya waa go,aynaa"Dawan Films And Podcasting

08/03/2026

''Waa sharci darro in Laasacaanood maamul aan sax ahayn laga dhiso,Gobolka Sool waa Puntland''Gudoomiye Cabdirisaaq

Address

Street
Garowe
+252 0610428288

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawan Films And Podcasting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share