Puntland Times

Puntland Times Puntland Times is committed to delivering accurate, impartial, and timely news, insightful analysis, and trusted reporting on issues shaping Puntland, Somalia.

Visit us at www.puntlandtimes.com

Dilka Askari Axmed Shire Xuseen oo Dhalisay Cambaareyn iyo Walaac ku Saabsan Aano-Qabiil.
10/09/2026

Dilka Askari Axmed Shire Xuseen oo Dhalisay Cambaareyn iyo Walaac ku Saabsan Aano-Qabiil.

Dilka Askari Axmed Shire Xuseen oo Dhalisay Cambaareyn iyo Walaac ku Saabsan Aano-Qabii Waxaa si weyn looga hadlay dilka Dable Axmed Shire Xuseen, oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo lagu dilay Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo dhacdada lagu tilmaamay mid la xiriirta aano-qabi...

Federal Cabinet Appointments Raise Questions Over Puntland Representation.
10/09/2026

Federal Cabinet Appointments Raise Questions Over Puntland Representation.

Federal Cabinet Appointments Raise Questions Over Puntland Representation MOGADISHU — The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, has approved new appointments to senior positions within key federal institutions, including the Federal ...

Somali Army Soldier Killed in Clan Retaliation in Middle Shabelle
10/09/2026

Somali Army Soldier Killed in Clan Retaliation in Middle Shabelle

A Somali National Army (SNA) soldier was killed on Wednesday in a suspected clan revenge attack in the El Baraf area of Middle Shabelle region. The soldier, identified as Ahmed Shire Hussein, was reportedly travelling from Raage Ceelle to Buulobarde in the neighbouring Hiiraan region when armed mili...

Al-Minhaaj Foundation Opens 15th Annual Conference in Garowe
09/09/2026

Al-Minhaaj Foundation Opens 15th Annual Conference in Garowe

The Al-Minhaaj Foundation opened its 15th Annual Conference in Garowe today, with this year’s gathering focusing on peace and reconciliation among the Somali people. The conference has brought together Puntland government officials, independent institutions, religious scholars, academics, and repr...

09/09/2026

Madaxweyne Deni oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari

XAAFuun, Gobolka Bari — Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku maraya Gobolka Bari, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay degmada Xaafuun.

Madaxweynaha ayaa fagaare kula hadlay shacabka degmada, isaga oo uga mahadceliyay soo dhaweynta iyo taageerada ay u muujiyeen isaga iyo wafdiga uu hoggaaminayo.

Inta uu ku sugan yahay Xaafuun, Madaxweyne Deni ayaa kulamo la qaadan doona masuuliyiinta degmada, waxgaradka, madaxda dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo kulamadaasi diiradda lagu saari doono xaaladda guud ee degmada iyo baahiyaha bulshada.

Safarka Madaxweynaha ayaa qeyb ka ah socdaal uu ku marayo deegaanno ka tirsan Gobolka Bari, kaas oo uu ugu kuur-galayo xaaladda bulshada iyo arrimaha horumarinta deegaanka.

Madaxweyne Deni oo Booqasho ku Tagay Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari.
08/09/2026

Madaxweyne Deni oo Booqasho ku Tagay Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari.

Madaxweyne Deni oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari XAAFuun, Puntland — 8 Sebtembar 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Xaafuun ee Gobolka Bari, iyadoo qeybaha kala duwan e...

Somalia and Egypt Reaffirm Commitment to Sovereignty and Strategic Cooperation.
08/09/2026

Somalia and Egypt Reaffirm Commitment to Sovereignty and Strategic Cooperation.

Somalia and Egypt Reaffirm Commitment to Sovereignty and Strategic Cooperation CAIRO, Egypt — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Ali, held bilateral talks with Egyptian Foreign Minister Badr Abdelatty on the sidelines of the 166th Session of the Counci...

Shaqaale SalamAir ah Ee dalka Cumaan Oo Lagu Garaacay Garoonka Aadan Cadde, Dhacdada oo Su’aalo Ka Dhalisay Amniga Garoo...
07/09/2026

Shaqaale SalamAir ah Ee dalka Cumaan Oo Lagu Garaacay Garoonka Aadan Cadde, Dhacdada oo Su’aalo Ka Dhalisay Amniga Garoonka.

MUQDISHO — Muuqaal ay heshay The Somalia Post ayaa muujinaya dhacdo rabshado wata oo gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ku dhex martay shaqaale ajaanib ah oo ka tirsan shirkadda diyaaradaha SalamAir ee dalka Cumaan iyo dhinacyo kale oo goobta ku sugnaa. Muuqaalka ayaa muujinaya sh...

Neighboring States Raise Concerns With Villa Somalia Over Doolow Incident.
06/09/2026

Neighboring States Raise Concerns With Villa Somalia Over Doolow Incident.

MOGADISHU — Somalia’s Federal Government has received diplomatic messages from neighboring states expressing serious concern over the recent incident in Doolow, according to sources with knowledge of the communications. The messages were delivered through official diplomatic channels and are und...

President Said Deni Tours Eastern Puntland as Political Tensions With Mogadishu Persist
06/09/2026

President Said Deni Tours Eastern Puntland as Political Tensions With Mogadishu Persist

PUNTLAND: President Said Abdullahi Deni is touring eastern Puntland, visiting Ufeyn and Iskushuban districts in Bari region, before heading to Xafuun, Bargaal and Gumbax in Ras Asayr region. The Presidency says the tour is aimed at assessing development and social needs and meeting communities in so...

Address

Wadajir
Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share