Shacabka Puntland Network

Shacabka Puntland  Network Waa page u adeegga bulshada oo lagu soo gaarsiiyo warar sugan iyo faalooyin waxtar u leh Bulshada.

12/08/2026

"Puntland, waxa ay ahaanaysaa Dowlad-madaxbanaan oo adduunka toos ula macaamisha, inta laga heleyo Dowlad Soomaaliyeed oo heshiis lagu yahay oo leh dastuur aan KGM ahayn oo dadweyne u codeeyey Puntland ku jirto." — Wasiir Caydiid Dirir

12/08/2026

Madaxweynahii h**e ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta arday qalin jabinaysa lahadlay ayaa kuyiri “qofka hantida dadka dhacaya waa qof aad u xun balse waxaa kaxun kan maskaxda iyo maanka kadhacaya dadka.”

Waa runti mar haddii asaga oo hantidoodii dhacay, wakhtigiina kadhamaaday ay wali usacabinayaan oo aysan war naga horleexo oran karin miyaanay ahayn dad maskaxdii laga dhacay?!.

12/08/2026

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa hoygiisa kubooqday ugaaska guud ee beelaha Tanade daarood ugaas Abdirihmaan ugaas maxamed

Goldogob - Mudug - Puntland

Galdogob: 12 August 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Gobolka ...
12/08/2026

Galdogob: 12 August 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Gobolka Mudug, ayaa maanta gaaray degmada Galdogob, Madaxweynaha ayaa hoygiisa ku booqday Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed.

Xildhibaan Ilhan Cumar ayaa markale ku guulaysatay kursigii ay mudada dheer kufadhiday ee Congress-ka maraykanka.Ilhaan ...
12/08/2026

Xildhibaan Ilhan Cumar ayaa markale ku guulaysatay kursigii ay mudada dheer kufadhiday ee Congress-ka maraykanka.

Ilhaan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada xisbiga Dimuqraadiga ee degmada 5-aad ee Minnesota.

Hanbalyo

12/08/2026

Madaxweyne Dani ayaa safar shaqo ugu kicitimay degmada qadiimiga ah we Galdogob ee gobolka Mudug.

12/08/2026

Xasan Sheekh waxuu ina leeyahay beenaale haddaa tahay, walba xusuus badnoow!.

11/08/2026

Garoowe magaalo isku tashi shacab iyo dowlad kudhisantay, muddo koobana horumar muuqda samaysay.

11/08/2026

Waa arin midan in lagu bogaadiyo Dowladdaa iyo shacabka Puntland wax abadkaan muuqda, jidkaan waxaa kunool malaayiin Soomali ah oo kala joogta dhamaan dhulka Soomaaliyeed. Waxaanse kasixi lahaa Wariye Fagandhe jidkaan maaha mashuuc ugu danbeeyay ee Dowladdii Siyaad Bare waxaana ladhisay 1975. Waxuu ku qaldayaa Garoowe -Boosaaso.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shacabka Puntland Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share