Hayir Media Agency

Hayir Media Agency Hayir Media Agency is an independent online multimedia channel which broadcasts daily news in Somali

Waxaan ahay wariye Fadhigiisu yahay magalada Garowe, waxaan ka hawl galaa xarumo kala duwan, marka laga yimaado xirfadan hadana waxaan ahay waddani ku weyntahay muhiimadda dalkiisa.

29/01/2026

Garowe
Xayir Vlogs

04/01/2026

Maxamad maxamuud geelle β€œmaxamad shaah” waa 70jir aan dhawaan kula kulmay degmada dhahar.
50sano inkabadan waxa u furan meherad shaah oo uu isagu ka shaqeeyo.
wuxu iishegay in uu ku qanacsan yahay oo uusan dhib ku qabin.
alle cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo waa astaan qaneeco iyo adkaysi.

01/01/2026

Dhahar
Xayir Vlogs

subax qurux badan iyo caasimadii garoowe ahayd❀️Xayir Vlogs πŸ“Έ
25/12/2025

subax qurux badan iyo caasimadii garoowe ahayd❀️
Xayir Vlogs πŸ“Έ

23/06/2025

Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Maxamed Faarax ee dhagax dhigga mashaariicda 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 π‘΄π’‚π’™π’Œπ’‚π’Žπ’‚π’…π’‚π’‰π’‚, 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂𝒅𝒅𝒂 π‘΄π’‚π’‚π’π’Šπ’šπ’‚π’…π’…π’‚ 𝒆𝒆 π’ˆπ’π’ƒπ’π’π’Œπ’‚, 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 π’Žπ’‚π’‚π’Žπ’–π’π’Œπ’‚ π’ˆπ’π’ƒπ’π’π’Œπ’‚ π‘―π’‚π’šπ’π’‚π’‚π’, π’Šπ’šπ’ π‘ͺ𝒆𝒆𝒍-π’ƒπ’Šπ’šπ’π’π’… π’“π’Šπ’Šπ’ˆ 𝒂𝒉 Degmada Dhahar ee Xarunta Gobolka Haylaan.

23/06/2025

Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama ee dhagax dhigga mashaariicda 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 π‘΄π’‚π’™π’Œπ’‚π’Žπ’‚π’…π’‚π’‰π’‚, 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂𝒅𝒅𝒂 π‘΄π’‚π’‚π’π’Šπ’šπ’‚π’…π’…π’‚ 𝒆𝒆 π’ˆπ’π’ƒπ’π’π’Œπ’‚, 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 π’Žπ’‚π’‚π’Žπ’–π’π’Œπ’‚ π’ˆπ’π’ƒπ’π’π’Œπ’‚ π‘―π’‚π’šπ’π’‚π’‚π’, π’Šπ’šπ’ π‘ͺ𝒆𝒆𝒍-π’ƒπ’Šπ’šπ’π’π’… π’“π’Šπ’Šπ’ˆ 𝒂𝒉 Degmada Dhahar ee Xarunta Gobolka Haylaan.

23/06/2025

Guddoomiyaha Gobolka Haylaan iyo kan dogmada Dhahar ayaa si diiran usoo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, iyo wafti balaaran oo uu hoggaaminayay oo degmada Dhahar ka dhagax dhigay afar mashruuc oo waaweyn oo kala ah: 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 π‘΄π’‚π’™π’Œπ’‚π’Žπ’‚π’…π’‚π’‰π’‚, 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂𝒅𝒅𝒂 π‘΄π’‚π’‚π’π’Šπ’šπ’‚π’…π’…π’‚ 𝒆𝒆 π’ˆπ’π’ƒπ’π’π’Œπ’‚, 𝑿𝒂𝒓𝒖𝒏𝒕𝒂 π’Žπ’‚π’‚π’Žπ’–π’π’Œπ’‚ π’ˆπ’π’ƒπ’π’π’Œπ’‚ π‘―π’‚π’šπ’π’‚π’‚π’, π’Šπ’šπ’ π‘ͺ𝒆𝒆𝒍-π’ƒπ’Šπ’šπ’π’π’… π’“π’Šπ’Šπ’ˆ 𝒂𝒉 oo bulshada degmada wax weyn ka tari doona.

21/06/2025

wasiirka cafimaadka puntland

Address

Islam Mohamed Street
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayir Media Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hayir Media Agency:

Share

Category