Wadani Media

Wadani Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wadani Media, Broadcasting & media production company, AL-Nasar Street, Garowe.

08/09/2026

Safar Bad, bacaad iyo biri Madaxweyne Dani ku soo maray.

Wadani Media

08/09/2026

oo lagu qaban doono Banaanbax lagu tageerayo dowlada Turkiga kaas oo lagaga jawaabayo Banaan bixii Doolow.

War-cusub:-Sida ay xaqiijinayaan macluumaadyo aan ka helnay ilo rasmiya waxaa Degmada Doolow lagu xiray Gacanyarihii qaa...
08/09/2026

War-cusub:-Sida ay xaqiijinayaan macluumaadyo aan ka helnay ilo rasmiya waxaa Degmada Doolow lagu xiray Gacanyarihii qaaska ahaa ee Jeneraal Shub oo looga shakisanyahay in uu hagayay diyaaradii gantaalka ku dhufatay guriga taliyaha habeenimadii 3-da Septembar.

Ninkaan oo magaciisa la iigu sheegay Macalimeey ayaa kamid ahaa xubnaha ugu dhaw taliyaha wuxuuna maalinta dhacdada maalmo ka hor ku sugnaa Muqdisho iyadoo sida aan ogaanay uusan guriga kujirin marka duqeyntu dhacaysay balse uu isbitaalka ugu tegay Taliyaha oo laga daaweynayo dhaawacii kasoo gaaray firirka.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa la sheegay inay hadda gacanta kuhayaan iyadoo baaritaan lagu wado taleefanadiisi iyo macluumaad kale oo ku saabsan tuhun ka dhashay ficilo aan horay loogu arki jirin oo uu taliye Shub ka sheegay in uu ku arkay dhacdada ka hor arintaas oo tuhunka laga qabo xoojisay.

08/09/2026

Madaxweyne Dani oo duray Masuuliyiinta Fadaraalka ku Matala Puntland isaga oo ku tilmaamay dad shaqo tagay oo aan sharciyad haysan,

Wadani Media

08/09/2026

Puntland awal waxay ahayd Boqortooyadii Boqor Osman uu Hogaamin jiray Hadana iyadii baa lee nahay oo Puntland weeye Madaxweyne Dani.

Wadani Media

08/09/2026

Madaxweyne Dani oo guuro habeen bar ku Maraaya deegaanada Puntland.

Wadani Media

07/09/2026

Xisbiyada Puntland Wakhtigoodi waa dhacay, Siyaasigii Han-leh Urur ha furo Xildhibaan Dhaashane oo sheegay in Wakhtigii ka dhamaaday Xisbiyada Puntland ee qayb ka mid ah Xamar u digo rogteen kuna magacaaban Magacyada Shaqsiyaad gaara.

Wadani Media

07/09/2026

Wuxuu Mudo laba asbuuc ah oo uu xilka hayey ku Xaqiijiyey ilaa Lix Qorshe oo Waa Wayn Maamule Abdi Shaqo-tagay oo ah nin dhalinyaro ah, Aqoon yahan ah, Firfircoon, lehna Hal-abuur.
Waxaa Maanta Booqasho ugu Tagay Teamka Wadani Media oo uu Hagaaminayo Agaasime Shiine, la soco muqaalka.

Follow garee Wadani Media

Wuxuu Mudo laba asbuuc ah oo uu xilka hayey ku Xaqiijiyey ilaa Lix Qorshe oo Waa Wayn Maamule Abdi Shaqo-tagay oo ah nin...
07/09/2026

Wuxuu Mudo laba asbuuc ah oo uu xilka hayey ku Xaqiijiyey ilaa Lix Qorshe oo Waa Wayn Maamule Abdi Shaqo-tagay oo ah nin dhalinyaro ah, Aqoon yahan ah, Firfircoon, lehna Hal-abuur.
Waxaa Maanta Booqasho ugu Tagay Teamka Wadani Media oo uu Hagaaminayo Agaasime Shiine, la soco muqaalka.

Wadani Media

07/09/2026

"MD Deni Caruurtaadu siday u nooshahay ayaan rabnaa in ay caruurtaydu u noolaato" Shacabka Xaafada Golciise.

Wadani Media

Address

AL-Nasar Street
Garowe

Telephone

+252907631862

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadani Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wadani Media:

Shortcuts

Share