Bosaso Online

Bosaso Online Bosaso Online, is an independent media outlet operating in Somalia

  Xuska maalinta caalamiga ah ee Physiotherapy ayaa lagu qabtay xarunta Dallada Ururrada Naafada Puntland ee PDON.
08/09/2025

Xuska maalinta caalamiga ah ee Physiotherapy ayaa lagu qabtay xarunta Dallada Ururrada Naafada Puntland ee PDON.

Dalladda Ururrada Naafada Puntland ee PDON ayaa soo gabogabeysey Shir  labo maalmood ahaa oo ku saabsanaa Bandhigga iyo ...
31/08/2025

Dalladda Ururrada Naafada Puntland ee PDON ayaa soo gabogabeysey Shir labo maalmood ahaa oo ku saabsanaa Bandhigga iyo Hirgalinta Istiraatijiyadda Dalladda ee 2025-2027

Istiraatiijiyaddan oo ka kooban Shan (5) Hoogsi oo mid walba ujeedooyin gaar ah leeyahay ayaa jiheyn doonta dhammaan hawlaha kala duwan ee dalladdu ka shaqeyn doonto ilaa 2027.

Intii shirku socdey waxaa la isku raacey nidaamka fulinta hawlaha shaqo ee Guddiga Fulinta, Sidoo kale waxaa la sameeyey habraacyo iyo shaqo hawleed ay ka muuqato doorka Urrurrada Xubnaha ka ah Dalladda, iyo Doorka Guddiga Sare ee Dalladda.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala Duwan ee Ururrada Xubnaha ka ah Dalladda, iyo Hay'daha Dawliga ah ee Bah-wadaagta la ah Dalladda ayaa kusoo dhammaadey si guul ah

Xulka Qaranka Portugal ayaa caawa markii labaad ku guuleystay UEFA Nations League. 40 jirka hoggaanka u ah Xulka Portuga...
08/06/2025

Xulka Qaranka Portugal ayaa caawa markii labaad ku guuleystay UEFA Nations League.

40 jirka hoggaanka u ah Xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahanka ugu da'da weyn ee goal ka dhaliya Finalka Xulalka Qaramada.

21/05/2025

In kabadan 10 xubnood oo katirsan argagixisada Daacish ayaa lagu dilay duqeyn isniintii ka dhacday buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari ee Puntland, taas oo ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa ka degay caasimadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyadh, halkaas oo ay ...
13/05/2025

Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa ka degay caasimadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyadh, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo uu ku tagayo ilaa saddex dal oo kamid ah waddamada Khaliijka.

Waa booqashadiisii ugu horreysay ee gobalka Barriga dhexe, tan iyo markii dib loogu doortay xafiiska sare ee hoggaanka Mareykanka.

Bosaso Online

Ciidanka Cirka Boqortooyada Ingariiska ayaa sameeyay dhoolatus lagu xusayay 80 sano-guuradda kasoo wareegtay guusha Yuru...
05/05/2025

Ciidanka Cirka Boqortooyada Ingariiska ayaa sameeyay dhoolatus lagu xusayay 80 sano-guuradda kasoo wareegtay guusha Yurub.

Golaha Guud ee Dallada Ururrada Naafada Puntland (PDON) oo Shir socday saddex maalmood ku lahaa xarunta dhexe dalllada e...
05/05/2025

Golaha Guud ee Dallada Ururrada Naafada Puntland (PDON) oo Shir socday saddex maalmood ku lahaa xarunta dhexe dalllada ee caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa doortay Hoggaanka cusub ee Dallada ee 2025 - 2027.

Agaasimaha Guud ee Dallada Ururrada Naafada Puntland ayaa loo doortay Siciid Barre Khalaf, halka Agaasime kuxigeenka PDON loo doortay Maxamed Maxamuud Cali.

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bosaso Online:

Share

Nagu Saabsan

Bosaso Online Waa Warbaahin Sal Balaaran Oo Ka Howl-gasha Dhamaan Dhulka Soomaalida Iyo Caalamka.

Waa Warbaahin Leh Website Iyo Youtube, Dhowaana Qorsheynaysa inay Abuurto Idaacad Iyo Tv.

Fadlan Nagu Soo Biir, Waxaan Kuu Balanqaadeynaa Warar Sugan oo Xaqiiqadooda La Hubiyay.

MAHAD-SANID