Gobsan Media

Gobsan Media Gobsan Media, warar sugan, xogo ka daahsoon & Barnaamijyo ku xiiso galiya.

13/08/2026

Madaxwayne Deni"Markaan idin laha ha baqina kuwaa been moodayay lakiin maanta casharo ayay haystaan,digdig iyo hanjabaad cidna k**a yeeleyno"

12/08/2026

Madaxwayne Deni ayaa maanta safar ugu baxay degmada Galdogob

11/08/2026

Madaxwayne Deni ayaa maanta xarigga ka jaray wajiga kowaad ee dib u dhiska laamiga isku xira gobolada Mudug iyo Nugaal

📢 OGEYSIIS WAXAA LA OGEYSIINAYA DHAMAAN DADKA Ku DHAQAN DEEGANADA PUNTLAND.IN MARKII U HORREYSAY PUNTLAND IMANAYO.Gaar a...
10/08/2026

📢 OGEYSIIS

WAXAA LA OGEYSIINAYA DHAMAAN DADKA Ku DHAQAN DEEGANADA PUNTLAND.
IN MARKII U HORREYSAY PUNTLAND IMANAYO.

Gaar ahaan Magalooyinka BOSASO iyo CARMO ,Dr SHIJU VARGHESE oo u dhashay Dalka INDIA🇮🇳kuna taqasusay Chiropractor lehna khibrad daaweynta iyo yareynta xanuunnada la xiriira murqaha, kala-goysyada iyo laf-dhabarta.

Waxaa uu qiimeyn iyo daaweyn u sameyn doonaa dadka qaba dhabar-xanuunka daran, xanuunka jilbaha, iyo sidoo kale bukaanada Stroke-ka ee u baahan taageero dhaqdhaqaaq iyo baxnaanin.

📍 Boosaaso – Carmo ,Puntland
⏳ Fursaddan ka faa’iideyso, boosaskuna waa xaddidan yihiin.

📲 Kala xiriir WhatsApp: +252 907 921 130
0615123993 ama 615556754

Ka faa’iideysi wacan — caafimaadkaaga mudnaan sii!

09/08/2026

DEG DEG: 120 maxbuus oo kamid ah ciidankii PSF oo Xabsiga Garowe lagu xiray

08/08/2026

Ma jiro Hogaamiye Somaliyeed oo aan ahayn Madaxwayne Dani oo safar habeenimo ah ku kala gooji karaa Gobolada dalka .

Nabada Puntland ayaa keenaysaa in safar habeenimo ah ugu safro Madaxwaynuhuu Gobolka mudug.

06/08/2026

WAR SAXAFADEED KASOO BAXAY MANTA SHIRKIII GOLAHAA WASIIRADA PUNTLAND.

06/08/2026

“Xeradii Ciidamada PSF gacanta ayaan ku haynaa , meleyshiyaadka kale ee gobolka ku sugan isasoo dhiiba” Gudoomiyaha Gobolka Bari

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa kulan ku saabsan Amniga Guud iyo dardargelinta dha...
02/08/2026

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa kulan ku saabsan Amniga Guud iyo dardargelinta dhameystirka howlgalka Ciribtirka Argagixisada ee ka socda Calmiskaad, la qaatay Saraakiisha Amniga, iyadoo kulanka ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, La-taliyeyaal Madaxweyne, Maamulka Gobolka Bari iyo saraakiisha howlgalka Calmiskaad.

01/08/2026

Ciidamada difaaca Puntland iyo gaadiidka dagaalka

Address

Puntland
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobsan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gobsan Media:

Shortcuts

Share