SAFAN MEDIA

SAFAN MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SAFAN MEDIA, Broadcasting & media production company, Garowe.

Musharax nasir ige oo garowe lagu soo dhaweeyay
07/12/2025

Musharax nasir ige oo garowe lagu soo dhaweeyay

A Somali man who went to Canada found a job in a supermarket-like place where everything was available. The owner said, ...
07/12/2025

A Somali man who went to Canada found a job in a supermarket-like place where everything was available. The owner said, "Do you have experience and have you worked elsewhere?".
The Somali said "Yes".
The Somali man said, "I only bought one thing!" Surprised, the white man who owned the place said, "Did you buy one thing? The people who worked in front of you used to sell 50 different things a day. What is this? How much money do you have? Tell me first? ".
The Somali said "94 thousand dollars".
The Somali said, "A man came to me and said, 'Do you have a fish article?'
I asked where do you want to catch the fish?
"He bought a boat, but the boat could not get into his car, and I said we have a boat that can take you, and he bought the boat."
Again I asked, where are you going to sleep when you finish fishing, he said he did not think, and I said we have bedding and tents so do not leave your friends alone, and he made me buy your stuff!

Then I said you will need more food and drink now, and he did it for me!
The Somali said, "No, sir, he was being held in the head, and he asked me for a headache pill, and I said, 'I have a better natural solution for you that can end your headache, and then I convinced him to buy all that stuff. and go fishing! ".
The man there said, "I wonder where you worked when you were in Somalia? The Somali said I used to work at a private hospital in Mogadishu, as well as in the minor department, and then I would send patients to urinate and urine.
The white man who owned the place said, "If you keep working, I will go to a private hospital in Mogadishu for training." &
See Somalia!

Kanada ayaa ku dhawaaqday inay Suuriya ka saartay liiska dowladaha maalgeliya argagixisada.Sidoo kale Madaxweynaha Syria...
06/12/2025

Kanada ayaa ku dhawaaqday inay Suuriya ka saartay liiska dowladaha maalgeliya argagixisada.

Sidoo kale Madaxweynaha Syria Ahmed Shara ayay Dowlada Canada ka saartay liiska Argagaxisada oo uu Horey ugu jirey.

Dowladda Spain ayaa tiri:“Waxaa la joogaa xiligii la dhisi lahaa Dowladda Falastiin”.
06/12/2025

Dowladda Spain ayaa tiri:

“Waxaa la joogaa xiligii la dhisi lahaa Dowladda Falastiin”.

Weeraradii iyo xaauuqii Gazza kadib waxaa sii kor dhaya Dadka kusoo biiraya diinta Islaamka Dunida dhan gaar ahaan UK.
06/12/2025

Weeraradii iyo xaauuqii Gazza kadib waxaa sii kor dhaya Dadka kusoo biiraya diinta Islaamka Dunida dhan gaar ahaan UK.

Dhamaan magaalooyinka Jarmalka waxaa ka socdo banaanbaxyo looga soo horjeedo go’aankii ay Dowladda dalkaasi kusoo saarta...
06/12/2025

Dhamaan magaalooyinka Jarmalka waxaa ka socdo banaanbaxyo looga soo horjeedo go’aankii ay Dowladda dalkaasi kusoo saartay adeega Ciidan oo iskaa ah kaasoo loogu talagalay Dhalinta 18 jirada ah.

Dhamaan Ardayda dalkaasi Ayaa ka qeyb galaya dibadbaxa.

Jawaabta Madaxweyne Xasan Sheekh ee Donald Trump. :“Dad badan ayaa hoos noo fiirinaya oo u maleeya inaan weli nahay sidi...
04/12/2025

Jawaabta Madaxweyne Xasan Sheekh ee Donald Trump. :

“Dad badan ayaa hoos noo fiirinaya oo u maleeya inaan weli nahay sidii aan h**e u ahaan jirnay. U sheega [Trump].. meeshii nalagu ogaa waan ka kacnay.”

04/12/2025
Maanta subaxnimadii h**e waa xabsiga la dhigay duqa magaalada Istanbul Ekram imamoglu , Eedeymaha loo haysto waxaa ka mi...
19/03/2025

Maanta subaxnimadii h**e waa xabsiga la dhigay duqa magaalada Istanbul Ekram imamoglu , Eedeymaha loo haysto waxaa ka mid ah musuqmaasuq iyo kamid ahaanshaha ururo xagjirah

Puntland press Statement
02/02/2025

Puntland press Statement

02/02/2025

Dowladda Maraykanka oo cashuur dheeri ah kusoo rogtay wadama Canada Mexico iyo chine

Canada 25%
Mexico 25%
Chine 10%

02/08/2024

Innalilahi wa inaa illahi raajicuun inta ku dhimatay musiibadaas alle ha uwada naxariisto inta dhaawacaana alle ha caafiyo
Dadka saas noo xasuuqaya baa beri wasiiro iyo madax nalooka dhigayaa

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAFAN MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share