
26/07/2025
Congratulations 🎓
saaxiibkay, Mr Mohamed Ahmed Mohamed oo maanta soo af-meeray heerka labaad ee waxbarashada sare(master) ee jaamacadda KIU ee dalka Uganda 🇺🇬.
Hambalyo saaxiib qaaliya Allaah hakugu anfaco cilmigaa baratay. Masha allaaah. 🎓