Tacab Media

Tacab Media Media Boardcasting and news sources

CIYAARAHA: Kooxda kubadda cagta Fc E-weydi Online Market  oo kamida naadiyaasha heerka labaad ee gobolka Nugaal ayaa kul...
09/05/2022

CIYAARAHA: Kooxda kubadda cagta Fc E-weydi Online Market oo kamida naadiyaasha heerka labaad ee gobolka Nugaal ayaa kulan ciyaareed saaxibnimo la ciyaari-doonta dhigeeda heerka labaad ee FC Masjid Fadumo oo ka dhisan magaalada Bosaaso.

Kulankaan oo kamida kuwa isdhexgalka bahda ciyaaraha, waxaa martigalinaysa caasimadda, sidoo kale horey labad kooxood waxay kulan kan lamida horey ugu wada ciyaareen magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Tartanka kubadda cagta ee isdhex-galka dhalinyarada Weriyayaasha magaaladda Garoowe oo ka furmaya gudaha caasimadda.Tart...
09/04/2022

Tartanka kubadda cagta ee isdhex-galka dhalinyarada Weriyayaasha magaaladda Garoowe oo ka furmaya gudaha caasimadda.

Tartankaan waxaa kaqayb-galaya lix kooxood oo ku ciyaaraya magacyada qaybaha warbaahintu ukala baxdo, waxaana lagu daah-furayaa, Naadiyaasha Wardoonka iyo Idaacadaha.

Garoonka National oo kuyaal agagaarka Hotel Shaariqa ayaa laga daah-furayaa koobka caawa abbaaro sagaalka fiidmimo.

12/03/2022

Xildhibaan Sacdiya Salaaad Samatar waa qofma ?

09/09/2021

Qaar Kamida Maamulka iyo ciyaartoyda Kooxda Waabari Star oo kamida kooxa heerka labaad ee G.Nugaal ayaa maanta nagu soo booqday xarunta dhexe ee suuqa E-weydii Online Market kuleedahay Caasumada Puntland ee Garowe.
Maamulka Shirkadda ayaa dhalinyarada ku soodhaweeyey xarunta, kuna dhiirigaliyey sida ay uga go,an tahay iney hormariyaan Han-kooda iyo xirfadooda Kubadda cagta.
Waxaan dhawaan soo bandhigidoonaa Heshiis ay gaareen kooxda Waabari Star iyo Shirkaddu hadii rabi idmo .
Maamulka iyo mulkiilayaasha shirkadda E_Weydii Online Market waxaa go,an dhiirigalinta iyo garab istaaga dhalinyarada oo ah laf dhabarta bulshadeena.

Mahadsanidiin

04/09/2021
20/08/2021
28/06/2021
19/06/2021

GAROWE: Mid kamida beelaha dega gobolka Nugaal ayaa qaadacay digreeto dhawaan kasoo baxday madaxtooyada Puntland, taasi oo ahayd in gudoomiye iyo kuxigeen uu madaxweynuhu u magacaabay degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal.

Beeshu waxa ay sheegtay in aan lakala tashan magacaabista maamulka cusub ee godob, wixii ka yimaadana aysan masuuliyadeeda qaadi doonin.

07/06/2021

Address

Garowe
00252

Telephone

+252907315812

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tacab Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share