Barkulan Tv

Barkulan Tv Ilwareed Xaqiiq ah Barkulan, Waa warbaahinn ku hadasha Afafka Somaliga iyo englishka, waxaana ay ka dhisantahay Geyiga Soomaaliyeed,

30/07/2025

Waa Maalin Farxadeed

Hambalyo sannad-guuradii 27-aad ee Puntland!  Sanadkan waxaa loo hibeeyay ciidamada geesiyaasha ah ee sifaynta Argagixis...
29/07/2025

Hambalyo sannad-guuradii 27-aad ee Puntland!

Sanadkan waxaa loo hibeeyay ciidamada geesiyaasha ah ee sifaynta Argagixisada Daacish ka wada buuraha Calmiskaad, kuwaas oo u taagan difaaca dalkooda iyo sugidda amniga shacabka.

Golaha Baarlamanka Puntland ayaa Dhaleecayn u jeediyay dowladda Soomaaliya, arimaha SSC, Macawisleyda iyo Dagaalka ka so...
29/07/2025

Golaha Baarlamanka Puntland ayaa Dhaleecayn u jeediyay dowladda Soomaaliya, arimaha SSC, Macawisleyda iyo Dagaalka ka socda Gobolka Gedo

29/07/2025

𝐖𝐀𝐑-𝐒𝐀𝐗𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃: 𝐐𝐀𝐑𝐀𝐀𝐑 𝐁𝐀𝐀𝐑𝐋𝐀𝐌𝐀𝐀𝐍𝐈 𝐀𝐇

  || Ciidamada Daraawiishta Waran Ayaa Maanta Hawlgalo Ay Ka Sameeyeen Deegaanka lugta Garaar ilaa Sulsul Helay Godad Ay...
28/07/2025

|| Ciidamada Daraawiishta Waran Ayaa Maanta Hawlgalo Ay Ka Sameeyeen Deegaanka lugta Garaar ilaa Sulsul Helay Godad Ay Kooxaha Khawaarijta Ku Qariyeey Agab Kala Duwan .

Agabka Ciidanku Gacanta Ku Dhigeen Ayaa Waxa Kamida Manhajkii Kooxda Argaggixisadu Dadka Bari Jireen , Baasabooro iyo Matooro Yaryar .

Ciidamada Difaaca Puntland Ayaa Goorwalba u Taagan Fashilinta Dhagarta Argagixisada iyo Dabargoynta Haraadiga Kooxaha Taagta Daran Ee Daac!shi

Xasan sheekh oo Soo gabagabeynaya safarkiisa itoobiya asagoo caraysanna dalka dib ugu soo laabanaya kadib dagaalkii Dool...
28/07/2025

Xasan sheekh oo Soo gabagabeynaya safarkiisa itoobiya asagoo caraysanna dalka dib ugu soo laabanaya kadib dagaalkii Doolow ee xalay.

Jubbaland ayaa war kasoo saartay dagaalada ka holcaya gobalka Gedo, gaar ahaana Doolow iyo BaladXaawo, kuna eedeysay dhi...
28/07/2025

Jubbaland ayaa war kasoo saartay dagaalada ka holcaya gobalka Gedo, gaar ahaana Doolow iyo BaladXaawo, kuna eedeysay dhinaca Villa Somalia abaabulka iyo hurinta dagaalo hubeysan.

27/07/2025

Ciidamadda PMPF oo hordhac u ah Safarka Madaxweyne Deni oo Badhan Gaaray

27/07/2025

Korneyl Farxaan Maxamuud Siyaad (Ramoole) oo ka hadlay Dagaalka Baladxaawo & Markabkii Puntland gacanta ku dhigtay ee hubka wadday.

Rasmi: Waxaa maanta baaqday shirkii dhammaystirka DG SSC-KH & Maakhir kaasi  oo loo madlanaa in uu maanta soo xidhmo. si...
27/07/2025

Rasmi: Waxaa maanta baaqday shirkii dhammaystirka DG SSC-KH & Maakhir kaasi oo loo madlanaa in uu maanta soo xidhmo.

sida qorshuhuahaa waxaa maanta lagu dhawaaqi lahaa qodobbadii lagu heshiiyay se dib ayuu u dhacay shirku.

Wararka qaar waxa ay sheegayaan in lagu dhawaaqi doono biloga bisha ogos

DEGDEG"Dowlada Fadaralka Oo lagu Eedeyey inay Dhinac Lajirto Aysan Daacad Ka ahayn Mamulka SSC "Cuqaasha Warsangali
26/07/2025

DEGDEG"Dowlada Fadaralka Oo lagu Eedeyey inay Dhinac Lajirto Aysan Daacad Ka ahayn Mamulka SSC "Cuqaasha Warsangali

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barkulan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share