Ilkacase ibnu jama

Ilkacase ibnu jama waa page-a rasmiga ah ee ilkacase ibnu jama. p;ease like.

30/12/2019

1. In ay siyaasadaysan tahey, loolankii dawladaha qaarkood ka dhexeeyayna dhiigga masaakiinta Soomaalida la rabo in ay isaga aarsadaan, ayadoo soo dhexmaraya hey’adda nabadsugidda.

2. Shabaab In loo cudurdaarayo, lagana leexinayo eedda xasuuqii dhacay.

3. In ciidamada Amniga iyo shacabka Soomaaliyeed cadowgii aragagixada ahaa ee ay ka aargoosan lahaayeen laga weecinayo mid aan ahayna loo tilmaamayo.

4. In dawladdu ay iska leexiso In alshabaab ka awood batey, sidaas awgeedna meel kale iyo dawlado shisheeye dusha laga saaro.

Waxaa isweydiin mudan haddii NISA sidaan degdegta ah ay wax ku ogaan karto maxey uga hortagi waayeen inta aan dadka la xasuuqin!

Hey’adda NISA waxey sheegtay In ay hey’adaha sirdoonka webcast.

We are grateful to our partners for their support in our debt relief journey. We welcome the supportive  decision attach...
21/02/2019

We are grateful to our partners for their support in our debt relief journey. We welcome the supportive decision attached & recognise the efforts of the & other key partners in making this happen. We are working towards .
said

“We are grateful to our partners for their support in our debt relief journey. We welcome the supportive decision attached & recognise the efforts of the & other key partners in making this happen. We are working towards ”

19/02/2019

Qo'aan khaldan, Xili-khaldan iyo Qof-Khaldan.

Maamulaha warshadda ayaa isaga oo shaqada kormeeraya waxa uu arkay wiil gidaar ku tiirsan oo aan wax shaqo ah qabanayn... si kadis ah ugu yiri waryaa waa imisa mushaarkaagu?
Wiilkii yar ayaa isaga oo yaabban! yiri 30, 000 oo Doollar. Laakiin Sabab?
Maamulihii ayaa jeebka kasoo saaray 30, 000 oo doollar oo yiri qado lacagtan waa mushaarkaagii oo hormaris ah aad gurigiinii halkaan shaqo ayaa loo yimiye umana baahni qof meel iska istaage ?

Wiilkii lacagtii ayuu qaatay waanaa iska tegay.
Maamulihii shaqaalihii kale ayuu kusoo jeensaday oo ku yiri uqaata cashar ahaan qofkii aan shaqaysan onuusan halkaan sii joogi doonin...
Mid ka mid ah shaqaalihii ayaa yiri mudane ma garanaysay wiilka aad lacagta siisay? ... isagu ma ahayn shaqaale ee waa wiilk shaqaalaha shaaha u keena ee meheradda deriska ah ka shaqeeya....!!!.

Go'aan khaldan...Xilli khaldan...Qof khaldan...

Waa Duni Warkeedu Dabayaaqo Joogo..

19/02/2019

-Ka Kenya yimaadda oo la joojiyo waa arin farxad leh

24/06/2017

Hambalyo waxan hambalyo ku aadan munaasibada ciidu fidriga u dirayaaa dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan dadka eoomaaliyeed oo aysan Ku jirin Al-shabaab iyo waliba inta aaminsan fakarkooda, waxaan leeyahay ciidda ciideeda kalle Allah ha nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo iyo waliba hormar.

Sawiradaan aad u jeedaan waxaa laga eoo qaday magaala madaxda soomaaliya ee mugdisho waxaa ka muuqda hormar aaad u qurxo...
22/06/2017

Sawiradaan aad u jeedaan waxaa laga eoo qaday magaala madaxda soomaaliya ee mugdisho waxaa ka muuqda hormar aaad u qurxoon, balse nasiib darro dadka u dhashay qaybo ka mid ah ayaa u diidan hormarka oo intaa qataxyo iyo burburin la dabajooga ( sorry Sorry, Sorry sorry).

Xuquuqda sawirka salman Jamaal siciid

14/04/2017

Sheeko xiiso leh oo Ku saabsan cumitaanka qaadka.
Nin oday ah oo qaadka cunijiray ayaan iswareysanay.

Su'aalay ban waydiiyey.
Ani:- adeer intii aad cunayay ama qayili jirtay mxaa kuugu yaab badnaa oo kusoomaray?
Odaygii:- wuxuu yiri ayaan wakhti hmeen ah anoo Ku qayilaya meel xaad ah ayaan waxaan damcay inaan suuliga aado,marka suuligu wuxuu lasafanyahay guryo badan ama qollal badan oo ay isku doc kasoo wada jedaan qollalka qolka mida ayaa waxaa degenaa reer aroos ah, reerkii arooska ahaa mindhaa inaty kululadeen ayay albaabka gurteen, anigii ani oo aan waxba fiirin ayaan albaabkii galay albaabkii dadaan galay ani oo aan fariisan ama anoo taagan ayaan kaadi kudheejay, reerkii meesha deganaa midhaa iyagoo xajausanaya baan ka duldhacay, markii aan Ku kaadshay ayaa gabadhii damacday inay qayliso saa ninkii baa afka qabtay oo yeen daa ha Ku qaline h dhamaystee kaadidiisee, anigii markaan kaadshay Ayaan waxaan maqlay sharqan, iska markaa Ayaan arkay inaan reerro gurigood Ku jirro, anigii markaan arkay inaan baxar kujiro Ayaan gadaal ugabaxay. Intaa wixiii ka dameeya ma damcin inaan sooqoro.
Kawrn arinkaan.
Mahadsanid akhrintaada

War dadka qaadka nunow xoolaha naqqa wax ka siiya abaar iyo gaajay la ledeene
23/11/2016

War dadka qaadka nunow xoolaha naqqa wax ka siiya abaar iyo gaajay la ledeene

waa caawa iyo caasimada puntland ee Garoowe
23/11/2016

waa caawa iyo caasimada puntland ee Garoowe

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilkacase ibnu jama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share