11/04/2024
Filimkii "The Village Next to Paradise" Tuulo Janno ee lagu sameeyay Garowe iyo Eyl oo Todobaadkan uu soo dhamaday hagaajin ku socotay muddo 7 bil gaaraysa ayaa loo doortay in uu kamid noqdo Filimaanta Sannadkan 2024 ku Tartamaysa Mahrajanka ama Festivalka CANNES ee Faransiiska oo kamid ah kuwa ugu waa weyn Caalamka ee Fillimada, Sawirada Hoose waa Jilaa Axmed Cali Faarax Oo ku matalaya MAMARGADE iyo Axmed Maxamud Saleeban oo ku matalaya CIGAAL