Olol Media

Olol Media Ka Dheeho Dhacdooyin Xiiso Leh

Xafiiska magaalada Gaalkacyo ee lagu qaado canshuuraha Gaadiidka dadweynaha oo ay ku midaysan yihiin Wasaarada Maaliyadd...
03/10/2019

Xafiiska magaalada Gaalkacyo ee lagu qaado canshuuraha Gaadiidka dadweynaha oo ay ku midaysan yihiin Wasaarada Maaliyadda, Wasaarada Howlaha Guud iyo PITECH ayaa saaka u xiran koronto la'aan iyo kirada oo aan bilo la bixin.

Wadooyinka magaalada Gaalkacyo askar gaadiidka canshuur u xanibaya ayaa taagan, xafiiskii laga qaadan lahaana waa xiran yahay!!!

DHACDO XANUUN BADAN OO GURMAD U BAAHANHospitalka Somali Sudanese ee Magaalada MuqdishoQolka 5aad waxaa ku Jira Wiilyar o...
01/10/2019

DHACDO XANUUN BADAN OO GURMAD U BAAHAN

Hospitalka Somali Sudanese ee Magaalada Muqdisho
Qolka 5aad waxaa ku Jira Wiil
yar oo laga jaray Shalay 2-da Gacmood
Iyo 2-da Lugood Waxaan si Naxariis leh uga codsanayaa
Qaybaha kala duwan Bulshada in u gargaaraan Wiilkaas iyo Qoyskiisa

Wiilkaas ayaa ku Xubnihiisa waxaa ka haleeley Xanuun waxaa laga keeney Baadiyaha Tuulada Farmaayo ee Duleedka laascaanood ee Gobolka Sool marka ha loo gurmado ka waxaa sawirada ku jira sida uu Xanuunka ugu bilowdey wiilka yar
wac
Aabihii
Cabdirisaaq Maxamed Ibraahiim

Dibada +252907614921. Share garee si loo caawiyo.

Madaxweyne Ku-Xigeenka   oo Gudoomiyey Shirka Maamul Daadejinta iyo Horumarinta Degmooyinka Puntland February  24-2019, ...
24/02/2019

Madaxweyne Ku-Xigeenka oo Gudoomiyey Shirka Maamul Daadejinta iyo Horumarinta Degmooyinka Puntland

February 24-2019, Madaxwayne Ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan ( ) ayaa gudoomiyey shirka Maamul daadajinta iyo horumarinta degmooyinka Puntland oo lagu qabtay Qasriga Puntland ee .

Shirka waxaa kasoo qayb galay Wasiirada, Wasaaradda Maaliyada, Wasaaradda Caafimaadka, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maalgashiga, Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryaynta, Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha, Agaasimayaasha Wasaaraddaha ka shaqeeya barnaamijka, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo sidoo kale saraakiil ka socday xafiisyada Hay’addaha kala ah , , iyo oo taageera barnaamijkan.

Barnaamijka oo galay wejigii saddexaad oo maanta la qabtay kulankii koowaad ee 2019 ayaa warbixin ku aadan waxyaabihii qabsoomay, caqabadaha taagan iyo qorshaha 2019 laga dhagaystay Agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha, waxaa laga dooday intuu kulanku socdey derdergelinta dedaalada maamul daadajinta iyo harumarinta degmooyinka Puntland.

Madaxwayne Ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa kula dardaarmay dhammaan masuuliyiinta barnaamijkan ka shaqeeya inay dardargeliyaan shaqooyinka maamul daadejinta iyo horumarinta magaaloonyinka Puntland.

Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga h...
21/02/2019

Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah, Amniga Dalka, Xeer Hoosaadka Golaha Xukuumadda, Qorshaha Horumarinta Puntland, Kicinta Dakhliga, Wadashaqeynta Wasaaradaha iyo Warbixino kale.

        iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka  , waxaana garoonka diyaaradaha   kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalkaas ...
18/02/2019

iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka , waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalkaas Mudane .

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa soo dhameystiray Golaha Wa...
13/02/2019

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa soo dhameystiray Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xukuumadda Deni oo xaqirtay xaqqii Dumarka. Hal Wasiir iyo Labo Wasiir ku xigeen ayaa la siiyey Haweenka iyadoo horena H...
12/02/2019

Xukuumadda Deni oo xaqirtay xaqqii Dumarka.

Hal Wasiir iyo Labo Wasiir ku xigeen ayaa la siiyey Haweenka iyadoo horena Hal Xildhibaan Baarlanka laga siiyey.

Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac

Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax.

Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi.

10/02/2019

Madaxweyne oo Magacaabay Wasiiradii ugu liitay abid.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Magacaabay 10 ka Mid ah Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed .
02/02/2019

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Magacaabay 10 ka Mid ah Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed .

Allaha u naxariistee, Abwaan Cabdilaahi Xirsi Baarleex ayaa ku geeriyoodey Magaalada Hyderabad ee dalka Hindiya.Rabbi ha...
01/02/2019

Allaha u naxariistee, Abwaan Cabdilaahi Xirsi Baarleex ayaa ku geeriyoodey Magaalada Hyderabad ee dalka Hindiya.

Rabbi ha u naxariisto janadiisa Fardawsana ha ugu deeqo.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Olol Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share