Doogsan Media

Doogsan Media Doogsan Media
Independent News & Digital Media
🎥 Breaking News • Shows • Reports
🌍 Somalia & Beyond

Golaha Mustaqbalka "Baarlamaanku ma lahaan sharciyad dastuur iyo mid siyaasadeed oo uu ku dooran karo guddoomiye cusub, ...
08/10/2026

Golaha Mustaqbalka "Baarlamaanku ma lahaan sharciyad dastuur iyo mid siyaasadeed oo uu ku dooran karo guddoomiye cusub, mana yeelan karo awood muddo kordhin."

08/10/2026

"Caqligii ahaa ninkan reer hebel buu ku duulayaa waa dhammaaday dowlad baan nahay"MW Deni

08/10/2026

Madaxweyne dani waxa uu puntlnd uqabtay cidna uma qaban doonto wayo puntlnd wuxuu katirtiraya nidaamkii qabiiliga aha ee cidanka reer hebel

08/10/2026

Gabay uu ugu talagalah madaxweyne siciid markii uu dhahy marsadaxaad isku soo sharaximayo puntlnd

08/10/2026

Madaxweyne dani waa nin waxbadan soo qabtay waxaan jeclaan lahaa inuu markale isi soo sharaxo

08/10/2026

Madaxweynaha waan jecelnahy inuu nagatago na marabno lakin haduu goaan saday inaan uu nagatago yusan naga fogaan baan lenahy

Puntland oo $1 Milyan ugu Deeqday Mashruuca Biyo-saarka Magaalada GaalkacyoGaalkacyo — Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaq...
08/10/2026

Puntland oo $1 Milyan ugu Deeqday Mashruuca Biyo-saarka Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo — Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday inay hal milyan oo dollar ($1,000,000) ku taageerayso mashruuca biyo-saarka magaalada Gaalkacyo.

Doogsan media.

08/10/2026

Shacabka Garoowe: “Haddii madaxweynuhu uusan mar kale isu soo sharaxayn, waa mahadsan yahay, duco ayaanna ugu daraynaa. Waxaa idarnaan lahayd inuu mar kale isu soo sharaxo.”

08/10/2026

Musharaxa ku guulaysan doona doorashada gudoomiyaha golaha oo kusugan Xarunta Golaha

Xild Muno Diyaano"Dad sool kunool oo harti ah baan biil siiyaa kumana dhalan weligayna ma arkin, lacagtayda Mushaharka b...
08/10/2026

Xild Muno Diyaano"Dad sool kunool oo harti ah baan biil siiyaa kumana dhalan weligayna ma arkin, lacagtayda Mushaharka baarlamaanka 500 ama 600 ayaa iigasoo harta Bishii."

Address

Ottawa, ON

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Doogsan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Doogsan Media:

Shortcuts

Share