26/05/2026
Wasaarada warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqan Puntland ayaa qabanaysa Xuska toddobaadka dhaqanka Puntland oo sanad walba la xuso.
Toddobaadka dhaqanka ayaa ka bilaabanaya 31da bishan Maajo waxa uuna ku egyahay 6da bisha Juunyo.