BNA

BNA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BNA, Media/News Company, Streed 5, Garowe.

BNA "Banka News Agency" waa warbaahin Soomaaliyeed oo kasoo waranta ama aad ka dheehan karto warar, waraysiyo iyo warbixino ka hadlaya xaaladaha iyo dhacdooyinka dhulka Soomaalida iyo Caalamkaba.

18/08/2026

MW Xasan Sh"Qori iyo Xabbad dowlada kaliya Wadan karto"

Muqdisho:"Waan ka xumahay maalin kasta inaan shacabka Soomaliyeed soo hor istaago anoo leh balaayaa jirta,yaan la i dhib...
18/08/2026

Muqdisho:"Waan ka xumahay maalin kasta inaan shacabka Soomaliyeed soo hor istaago anoo leh balaayaa jirta,yaan la i dhibsan xaalada dalkeena ayaa sidaas iska ah"Maxamuud Macalin Cabdulle-Gudoomiyaha SoDMA.

 : Markab hub u siday Muqdisho oo lagu af-duubtay Puntland iyo Turkiga oo duqeyn ku dilay 4 kamid ah Raggii Af-duubtay!!...
18/08/2026

: Markab hub u siday Muqdisho oo lagu af-duubtay Puntland iyo Turkiga oo duqeyn ku dilay 4 kamid ah Raggii Af-duubtay!!

Goob TV ayaa warbixin faahfaahsan ka heshay duqeyn diyaaradeed oo galabta ka dhacday xeebaha Garmaal ee gobolka Nugaal halkaasi oo drone ku duqaysay 4 kamid ah Rag hubaysan oo shalay markab ku af-duubtay xeebta Marraya ee degmada Eyl.

Markabkan oo magaciisu yahay M/V LUTUF waa markab hub sida oo ku gooshayay calanka dalka Cameron waxaana iska leh shirkad Turkish ah sidaan xogta ku helnay.

Markabkan oo ku sii jeeday magaalada magaalada Muqdisho ee Soomaaliya waxa saarnaa 10 shaqaale ah oo ay ku jiraan 6 Hindi ah, 1 Turkish ah, 1 Georgian iyo laba ilaalo ah oo aanan jinsiyadooda helin.

Markabkan waxa af-duubtay 8 burcad-badeed ah waxaana qabashadiisa loo adeegsaday markab kale oo horay ugu af-duubnaa burcad-badeeda oo magaciisu yahay MV Sward, kaasi oo sida Qalabka Bacriminta Beeraha.

Haddaba, sidee wax u dhaceen Galabta?

4 kamid ah kooxdii Markabka af-duubtay oo saxiimad yar wata ayaa adeeg u doontay dhanka berriga kadibna waxa duqeysay diyaarad Drone ah oo Turkigu lee yahay sidaan ka xigannay saraakiil ka tirsan hay'ada Amniga PL.

X

18/08/2026

"Iskama Fadhin karno iskama Aamusi karno waa inaan talaab qaadno Maadaama masuuliyadi ay la kufeen ragii loo dhiibay"Shekh Shariif.

18/08/2026

Cabdikariin Xuseen Guuleed “Bililiqo ayey isku bedeshay Dhulboobka Muqdisho.”

18/08/2026

''Dugsiyo farsamo ayaa ka dhisayna Puntland, Jubbaland, Koonfurgalbeed & Hirshabeelle''MW Xasan Sh

18/08/2026

Soomaaliya oo ay kuso waajahan yihiin daadad iyo dufaaano dabaylo ah sida ay sheegtay DFS

Afahayeenka Laftagareen''Xasan Eelay, hadii aad damiir leedahay dadkaaga iyo deegaankaada ayaa ka xishoon laheyd. Waxaan...
18/08/2026

Afahayeenka Laftagareen''Xasan Eelay, hadii aad damiir leedahay dadkaaga iyo deegaankaada ayaa ka xishoon laheyd. Waxaanse kuu xaqiijinayaa in adiga iyo kuwa kula mid ka ahba aad si fudud ku bixi doontan insha Allahu. Aniga iyo adiguna waan isnaqaanaa maandhoow''Afhayeenkii latagareen oo hanjabay

18/08/2026

MW Xasan Sh. ''Nidaamka Federaalka ma ahan inuu dadka kala qaybiyo oo isku diro''

17/08/2026

Madaxtooyada Puntland waxay u joojisay Buuga Abwaan Jaamac Kadiye in dad gaar ah lagu raalligeliyo” Qoraaga Buuga Cabdirisaaq Cadaysay Ayaa sidaa yiri.

Warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in dhalinyaro reer Somaliland ah ay Garoowe ku qabanayaan barnaamij loogu magac-daray “The Impact “20-ka bishan kaas oo lala xiriirinayo joojinta buugga Abwaan Jaamac Kadiye.

Inkastoo Wasaarada Warfaafinta Puntland Waraaq ay soo saartay ku sheegtay in bandhiga buugga dib loogu dhigay si loo weyneeyo loona maamuuso Abwaanka, hadana waxaa jira warar is khilaafsan oo arrinta ku saabsan.

Address

Streed 5
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BNA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share