Madyan Media Network

Madyan Media Network Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madyan Media Network, Media, Garowe.

Madyan Media Network is an independent media platform dedicated to delivering accurate, credible, and timely news, insightful analysis, exclusive interviews, and informative programs from Somalia and around the world.

12/07/2026

Hadal jeedinta Xil. Maxamed Cabdulle Faarax (Geesey) ee Munaasabadda Daahfurka Aragtida Murashax Madaxweyne Soomaaliya Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac

12/07/2026

Hadal jeedinta -Xil. Amb. Cabdisalaan Axmed Dhabancad ee Munaasabadda Daahfurka Aragtida Murashax Madaxweyne Soomaaliya Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac

12/07/2026

Hadal jeedinta Amba Daahir Maxamuud Geelle ee Munaasabadda Daahfurka Aragtida Murashax Madaxweyne Soomaaliya Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac

12/07/2026

Hadal jeedinta Prof. Afyare Cabdi Cilmi ee Munaasabadda Daahfurka Aragtida Murashax Madaxweyne Soomaaliya Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac

12/07/2026

Hadal jeedinta Wasiir h**e Cabdirashiid Khaliif Xaashi ee Munaasabadda Daahfurka Aragtida Murashax Madaxweyne Soomaaliya Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac

Waxaa si habsami leh magaalada Muqdisho uga socota Munaasabadda Daahfurka Aragtida Murashax Madaxweyne Soomaaliya Mudane...
12/07/2026

Waxaa si habsami leh magaalada Muqdisho uga socota Munaasabadda Daahfurka Aragtida Murashax Madaxweyne Soomaaliya Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac

*Xisbiga Ogaal*Munaasabadda Daahfurka Aragtida Murashax Madaxweyne Soomaaliya Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac
12/07/2026

*Xisbiga Ogaal*

Munaasabadda Daahfurka Aragtida Murashax Madaxweyne Soomaaliya Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac

16/04/2026

Fariinta Aqoonyahan Cabdulkariim Xasan Jaamac ee U tartamidda xilka Madaxweynaha Soomaaliya

2026

MUQDISHO — Cabdulkariim Xasan Jaamac, oo ah aqoonyahan caan ah, h**eyna u soo noqday Wasiir ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, soona qabtay xilal kala duwan ayaa ku dhawaajiyay doonista hoggaaminta iyo u tartamidda doorashada madaxtinnimo ee dalka ku soo fool leh.

Cabdulkareem Jaamac ayaa kamid ahaa Aas-aasayaasha Jaamacadda City iyo Machadka Cilmaabarista Heritage

Fariinta Siyaasi Abdulkareem Jama ayaa ku qotonta mabaadi’da isla-xisaabtanka, horumarinta karaanka bulshada, sarreynta sharciga, iyo la-dagaallanka musuqmaasuqa, iyadoo xoogga la saarayo xuquuqda iyo daryeelka muwaadinka Soomaaliyeed.

Abdulkareem Jaamac ayaa la filayaa dhawaan inuu si rasmi ah u soo bandhigo Barnaamijka murashaxnimadiisa.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madyan Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category