04/08/2019
๐SIRTA NOLOSHA๐
ARINTAN_SIDAY_KUULA_MUUQATAA ?
Gabadhu haduu jaceyl galo oo ay Nin jeclaato, Qofna ma oga aan ka aheyn Nafteeda, ma leys oran karaa waxey ka Baqeysaa haddii ay u sheegto Gabdhaha Saaxiibadeed iney kaga Hor maraan oo ka qaadaan Saaxiibkeeda.๐๐๐
Balse, Ninku hadduu jaceyl galo oo uu Gabar jeclaado Qof kasta waa uu usheega xataa Asxaabtiis, isagana ma la oran karaa wuxuu Ragga Saaxiibadiisa ugu sheegaa Digniin ahaan, taasoo micnaheedu yahay Asxaabeey ka jooga Qoftaas waa Qofteyda. ๐๐๐
Akhristoow Fikirkaaga ka dhiibo,
sidee kuula tahay Arintan?????
Share dheh oo asxbtada LA wadaag๐๐