Hawlgalka ciribtirka argagixisada ee puntland

Hawlgalka ciribtirka argagixisada ee puntland PUNTLAND NEWS 24 Kuso dhawoow sarifle sagal exchange amaano iyo dagdagsiimo
Mudane macmiil waqti kastana shaqadu wa ay furantahah

02/03/2025

Alahu Akbar intaa Taqanen Dhaaftey. Dacishti jab wayn Baa Gaarey.Anteenada iyo camerada Lodansadey , Waliba somalidi Baqtiyadoodu 60 Kabadan.
Guul iyo Gobonimo

Geeridu idinma xasuusato ciidankaygoow Geeri fara badan IyoDhaawac tira badan Waxaa laga dhaxlaa gobonimo dhul nabdoon I...
04/02/2025

Geeridu idinma xasuusato ciidankaygoow

Geeri fara badan
Iyo
Dhaawac tira badan

Waxaa laga dhaxlaa gobonimo dhul nabdoon
Iyo amni iyo guuuul

Guuul guuuuul guuul

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa dhammaan la wareegey goobihi saaka ay weerarka ku qaadeen, goobaha dagaalka maanta uu ka...
04/02/2025

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa dhammaan la wareegey goobihi saaka ay weerarka ku qaadeen,

goobaha dagaalka maanta uu ka dhacay ayaa la sheegay in Ajanabi badan lagu dilay toga Jaceel ayaa afafikiis iyo gudihiisab ay ciidanku ugu tageen mayadad badan oo ajaanib u badan

Dagaalka maanta ayaa ahaa mid aad culus iyaga oo ciidamada dowladda Puntland dhowr jiho kaga so qaadeen Togg oo ahaa goob Fariisin Culus uu ah Kooxa nabad diidka ah

Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa la wareegay talisyadii Argagixisada Daacish ku laheyd inta d...
24/01/2025

Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa la wareegay talisyadii Argagixisada Daacish ku laheyd inta dhexaysa damdamaale illaa iyo deegaanka Ina Cidoole, waxaana weli ay halkaasi ka wadaan hawlgalo amniga lagu sugayo.

๐Ÿ‘‰ 213KM ayay ciidanku lug ku mareen iyagoo wajahayey Dagaal, Qaraxyo jidadka lagu aasay & Drones isqarxisa oo cirka ay argagaxisadu uga soo weerarayeen.

20 maalmood iyo masaafo dhuleed oo intaas le'eg ayna togagga & buuruhu u dheeryihiin ay ciidanku gaaraan waxay muujinaysaa Nafhurnimada iyo halganka ay galeen.

Nin walaalkiisa hortiisa lagu dilay & mid sxbkii lagu hor qarxiyay oo aan dib uga laabanayn Hawlgalka ilaa ay dilaan kan ugu dambeeya ee argagaxiso ah weeye halyeeyadani.

Turmasaale now๐Ÿ™Œallahu akbar

  Ciidamada Difaaca Dawlada Puntland ee Saaka Kasoo Ruqaansaday Deegaanka Conqoro Ayaa Dagaal 8 saacadood Qaatay La Gala...
23/01/2025

Ciidamada Difaaca Dawlada Puntland ee Saaka Kasoo Ruqaansaday Deegaanka Conqoro Ayaa Dagaal 8 saacadood Qaatay La Galay Kooxda Daacish Oo Difaac Ka Xiratay Aag Uu Ku Yaal Talis Muhiim u Ahaa Kaas Oo Ay Isugu yimaadaan Wadooyin Ay Sahayda U Mari Jirtay Kooxda Argagixisada Daacish Ee Ku Sugan Deegaanada ๐—๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ถ๐—ป๐—ถ ๐—ฐ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ .

Dhanka Kale Ciidamada Ayaa La Wareegay Taliska ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ถ๐—ถ iyo Deegaanada Kala Ah ๐——๐—ต๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† , ๐—”๐—ฟ๐—ถ ๐— ๐˜‚๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฑ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฑ.

Dhanka Tuurmasaale Ciidamada Difaaca Puntland Ayaa Kaabiga Ku Haya Deegaanka Tuurmasaale Iyaga Oo Gaaray Deegaan ๐—๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—๐—ถ๐—ถ๐—ณ๐˜๐—ฎ u jira 4km Halka Magalada Tuurmasaale Ay U Jiraan 6km.

Kooxda Daacish Ayaa Jab Wayn La Gaarsiiyey
Iyaga Oo Isaga Cararay Dhamaan Talisyadii Ay Saaka Dagaalka Ku Galeen.
Follow dheh page ka

23/01/2025

Allahu Akbar๐Ÿ”ฅ

  7saac oo xiriir ah waxaa socota xabad xooggan waxaa la isla tagay afaafka h**e ee deeganka qadiimiga ah Ee Tuur-marsaa...
23/01/2025

7saac oo xiriir ah waxaa socota xabad xooggan waxaa la isla tagay afaafka h**e ee deeganka qadiimiga ah Ee Tuur-marsaale Ee Degmada qandala Gobolka Bari

Ilo wareedyo amni oo lagu kalsoonaan karo ayaa ii xaqiijiyay in ay jiraan khasaare xooggan dhanka cadowga waxaana la isla marayaaa buurihii ay ugu rakibnaayeen qoryahah waa weyn.

Faahfaahin: Kala soco halkaan.

Ciidanka Hawlgalka ciribtirka Argagixisada ayaa gubay talisyo Argagixisada Daacish ku lahayd buuralayda Cal-miskaad, sid...
14/01/2025

Ciidanka Hawlgalka ciribtirka Argagixisada ayaa gubay talisyo Argagixisada Daacish ku lahayd buuralayda Cal-miskaad, sidoo kale waxay Ciidanku ka hawlgelayaan oo jiha kasta ka joogaan God talis weyn ah oo ay ku jirto Argagixisadu
Waxayna qarxiyeen miinooyin ay dhagarqabayashu aasen

10/01/2025

Puntland bari

05/01/2025

Address

Garowe

Telephone

+252907762665

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawlgalka ciribtirka argagixisada ee puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hawlgalka ciribtirka argagixisada ee puntland:

Share