Wariye Somali Media

Wariye Somali Media kala Soco Wararki u Danbeyay, wacdi Sheekoyin xiiso le, Dhacdoyinka Caalamka ka dhaca, Qosol & Qoraxo

Farqiga u dhexeeya Dayax Dalnuurshe iyo Farxiyo Kabayare, shalay markii kabta lagu tuuray Farxiyo oo booqasho ku timi Mu...
14/08/2025

Farqiga u dhexeeya Dayax Dalnuurshe iyo Farxiyo Kabayare, shalay markii kabta lagu tuuray Farxiyo oo booqasho ku timi Muqdisho markiiba waxay kabtii dib ugu tuurtay qofkii ku soo tuuray iyadoo aan nuuxsan.

Dayax oo maalintaa Farxiyo ku diganayey oo ka soo horjeeday inay show ku dhigato Muqdisho markii xalay kabta lagu tuuray markiiba dhulka ayuu ku dhacay.

Ilaahay nabar xaqdaro hawga dhigo oo ha soo qabto dadkii dhibaateeyey 😭 Kab la suuxe 🏃🏿‍♂️.

13/08/2025

Waxa bilaabmay dagaalkii badaha, Berbera

13/08/2025

Hadii saaka aad kamid tahay dadka caafimaadka kusoo kacay salaadi subxna Alle wafajiyay dhe Alxmdulilaah 🤲

12/08/2025

Mucjiso ayaa ka dhacday moqdisho soo qor Allahu akbar Alle waa kii waxwalba awooda

Mss 40 Dollar ka hor intii aanay tahriibin iyo kadib xaalkeda, aynu uducayno, Ha tahriibin
12/08/2025

Mss 40 Dollar ka hor intii aanay tahriibin iyo kadib xaalkeda, aynu uducayno, Ha tahriibin

10/08/2025

Dhaqaale badan ayay ka samaysay balse ugu dambayntii isaga ayaa cunay, Dhacdo

09/08/2025

Shacabow kaca waa la idiin tashaday

09/08/2025

Shacabka reer Hargaysa oo Gadoodsan

05/08/2025

Isha aadamuhu waa xaq..!!!

Mamo malyun ayaa tiri: illaahow maxaad awlaad iisiisay? Hadii aan dhinto cunug aan dhalay yuusan qabrigayga soo istaagin
05/08/2025

Mamo malyun ayaa tiri: illaahow maxaad awlaad iisiisay? Hadii aan dhinto cunug aan dhalay yuusan qabrigayga soo istaagin

Adresse

Munich
Munich

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Wariye Somali Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Wariye Somali Media senden:

Teilen