Maxaa Cusub

Maxaa Cusub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxaa Cusub, Media/News Company, Waa Xaafad Ka Mida Xaafadaha Hargeisa Ugu Qurux Badan, Hargeisa.

16/05/2025

πŸ˜ƒπŸ˜ƒπŸ˜ƒπŸ˜ƒ πŸ‘‡Dhamayso muuqaalka

26/08/2024

Heego difaaca qaranka kaligeed kuma filna, hadana in cidkale qaranka difaacdo ma ogola!! Cibaaro

Kooxdii Heego iyo suti xaawalay ee taageersanayd maamulka fashilmay Muuse biixi waxay ka xanaaqeen mucaaradkii oo difaacaya Qaran nimada JSL, Halkii ay iyaguna dhankooga ka wadi lahaayen difaaca Qaranka ayay ku urureen oo ay faraqyada haystaan rag difaacaya dalka,
Heego iyo suti xaawalay waxay mixnad bilaabaan mar kasta oo lagasoo doogayo kala qaybsanaanta iyo jaho wareerka uu Muuse biixi dalka iyo dadka galiyay, mar kasta oo shacabku isku dareen noqdaan Heego iyo suti xaawalay waxay bilaabaan mixnad,

13/03/2024

Kun askari oo wax dhintay iyo maxaabiis noqday cid ka hadashay majirto, walaa Madaxwayne walaa Taliye ciidan,

Dadka buuqaya ee leh Maayir Mooge ayaa kahadli waayay gabadh dhimatay, dadkaas intooda badan dhaliishu waxay katahay siyaasad, ee k**a aha daacad arrinka.

Kiiskaas shalay duhurkii ayaan warbaahinta ku arkay, waan is diidsiiyay inaan daawado oo aad baan uqariibsaday inay waxaaso kale kadhaceen Hargaysa, waa arrin aad uxanuun badan, reerka gabadhaasi kadhalatay waxan h**e ugasoo joognay dad badan oo inta laga laayo ay aayar mag iska guran jireen, balse si wax loogu qaato doorkan waxan rajaynayaa inay magta iska daayaan oo ninka marxuumadaa silica udilay la qisaaso.

Kuwa maayirka qabyaalada kudifaacaya lama yaabayo waayo waxa ka xun oo ka shar badan kuwa aan kahadlin kunkii askari ee halaagsamay ee waliba difaaca dembiileyaasha ciidanka qaranka jabiyay.

Alloow eex hanagaga tagin, aqoon la'aana na hanoo cadaabin.

Maamulkii Faqashtu si ay talada usii haystaan waxay abuureen jawi cabsi ah oo laga qabo Dawlada ETHIOPIA.    Markaasay F...
10/02/2024

Maamulkii Faqashtu si ay talada usii haystaan waxay abuureen jawi cabsi ah oo laga qabo Dawlada ETHIOPIA. Markaasay Faqash waxay abuureen wax layidhaahdo SOOMAALI WAYN si looga hortago ITOOBIYA πŸ˜„

Beentaas ay FAQASHTU falkisay waxay soo afgo'day 34 kii sanadood ee ay SOMALILAND jirtay,
Waayo DAWLADA ETHIOPIA intaas oodhan waxay noo ahayd daris wanaagsan oo aan kanabad galnay, waliba waxtar leh oo waxay inaga caawin jireen ammaanka iyo waxbarashada intii tabartood ah.

Dhashii Faqashta ayaa maalmahan isku dayaya inay dib usoo nooleeyaan propaganda dii maamulkii Faqashtu maskaxda kaga wasakheeyeen dadka.

Taariikh / History.Taariikhdu waa tagtadii kusoo martay, ama qayrkaa soo martay.  Tagtadaasi waa wixii aad soo martay ba...
01/02/2024

Taariikh / History.

Taariikhdu waa tagtadii kusoo martay, ama qayrkaa soo martay.
Tagtadaasi waa wixii aad soo martay badhaadhe iyo belaayo ba, Dadka caqliga usaaxiibka ahina tagtadoodi waxay u isticmaalaan inay wax kabartaan, oo wixii dhibaato soo maray ay wax uga bartaan si aanay mardambe dhibaatadaasi ugusoo noqonin. Ilaahay subxaanahu watacaalaa wuxu quraanka inoogu sheegay qisas badan oo kumamaan sano kahor dhacay, sababta qisaskaas quraanka kujira la inoogu sheegayna waxay ahayd inaynu wax kuqaadano, oo aynaan marin jidkii ay qoom inaga h**eeyay ku halaagsameen.

Hadaba anigu Taariikhda reer dadkayaga reer Somaliland siiba Qabiilka ISAAQ waxa aan kuhayaa dhacdooyin aad u xanuun badnaa oo inasoo maray, dhacdooyinkaas oo ay waajib inagu tahay inaynaan iloobin oo aynu maanka kuhayno si aanay markale usoo noqonin.

Waxaan arkaynaa maalmahan iyada oo dal jaarkeena ah oo abaal inagu leh la inagu dirayo oo la leeyahay waa cadaw, Majirto taariikhdana kuma taalo cadaawad gaar ah oo ina dhex martay Dalka Ethiopia, Dadka iyo Dalka Itoobiya qaran ahaan iyo qawmiyad ahaanba taatiikhda kuma taalo meel ay si isir ah inoogu dhibaateeyeen, (May dhicin abid in Ethiopia intay soo duushay ay magaalo ISAAQ leeyahay gashay duqaysay oo ay dad ISAAQ ah si isir sooc ah u xasuuqday) laakiin Taatiikhda waxa kutaala in (Somalia oo aan anagu iskeen ula midawnay ay si isir sooc ah noo beegsatay oo ay magaalooyinka ISAAQ duqaysay, Dadka ISAAQA xasuuqday). Somalia dii isir sifaynta gaysatay waxay diyaar garoobaysaa oo culimadooda iyo aqoonyahankoodu fatwoonayaan in markale la gumaado qabiilka ISAAQ.

Taariikhda waxa kutaala:
Somalia oo Shacab Isaaq ah xasuuqaysa
Ethiopia oo u gurmanaysa shacabka Isaaq ah.

Keebaa cadaw ah Somalia iyo Ethiopia?

Cadawga koobaad ilaa boqolaad ee Shacabka Somaliland gaar ahaan ISAAQ waa Somalia.

28/02/2023

Maxaabiista ee maanta lagu qabtay dagaalka .

$Ciidanka Cabsi Cabsi walhi πŸ˜„

Jamilo,  Muxaadaro Diini ah ayay u jeedinaysay Haweenka, waxayl tiri:       Gabadha Wanaagsani waa inay ninkeeda ka caaw...
06/02/2022

Jamilo, Muxaadaro Diini ah ayay u jeedinaysay Haweenka, waxayl tiri:
Gabadha Wanaagsani waa inay ninkeeda ka caawisaa sidii uu u soo noolayn lahaa Guurka badan, markii ay dhamaysatay Casharkii ayaa waxa istaagtay Rabiica oo dersiga dhegaysanaysay.

laabta ayay galisay markaasay wajiga ka dhunkatay iyadoo leh:-

Alle haku xafido Sheekhadeni, muddo dheer aniga waxan garan la'aa si aan arrinka kuugu furo iyo meel an kaaga bilaabo laakiin Alxamdullilah, adiga ayaabba guurka in labadiyo dumarka kudhiiri galiyay.

aniga waxaan ahay Raabica oo afar sano kahor uu Ninkaaga guursaday waana kuu sheegi kari waynay..
Wadaadi ayaa naxday, way qaylisay, oo suuxday, markaasay cusbitaalka geeyeen, Raabicana way sii raacday, markay soo naaxday ayay Rabiica ku tiri:

Illahay baan ku dhaartaye ninkaaga garan maayo, weligayna ma arag, laakiin waxan diidanaa wax ad adigaba xamili karin in ad anaga nagu wacdiso.

Jamiilo waagi aya ugudanbeysay bayaan ay haween ujeediso😁

10/12/2021

Jumca Mubarak.
Like & Love

29/11/2021

Weerar lagu qaaday gaadhi lacag usida Bank | waa duubay CCTV ku rakiban Baaburka.

Ninkaan oo ah Afar Xaasle ayaa Sanka ka jabiyey xaaakisi u gu Horeysay ee uu soo guursaday kadib markii uu muran dhex ma...
27/11/2021

Ninkaan oo ah Afar Xaasle ayaa Sanka ka jabiyey xaaakisi u gu Horeysay ee uu soo guursaday kadib markii uu muran dhex maray.

Balse si uu Cadaalad u sameeyo sadaxdii kale ee uu qabay ayuu ayagana Sanka kawada jabiyey si ay uwada sinadaan . Isaguna uusan xaq u raacin ,

Waligaa Xaq iska ilaali afar Xaasle Hada tahay oo si siman ogu Cadaalad fal .

27/11/2021

Basadiir oo Gabadhiisi ku qabatay naag kale πŸ˜‚πŸ€£πŸ˜‚πŸ€£

WAR DEG DEG AH:Ambassador DONALD YAMAMOTTO oo la badalay.Safiirkii Maraykanka ee Somalia ayay dawladiisa Maraykanku ku e...
02/03/2021

WAR DEG DEG AH:
Ambassador DONALD YAMAMOTTO oo la badalay.
Safiirkii Maraykanka ee Somalia ayay dawladiisa Maraykanku ku eedeysay inuu ku fashilmay Somalia, isla markaana lagu badalay safiir kale oo Somalia iman doona maalmaha soo socda.
Badalaada Amb. YAMAMOTTO ayaa dhabar jab kunoqon karta madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.

Address

Waa Xaafad Ka Mida Xaafadaha Hargeisa Ugu Qurux Badan
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxaa Cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share