Faarax kooke

Faarax kooke Madadaalo joogto ah
🎯100k

10/06/2026

Garoowe waa lagu kululaaday dadkii busaarad baa codkoodii bedeshay daawo🤣🤣

10/06/2026

Safiirka USA wadanka ha laga eryo nio waxan tuugsigana iska ilaaba somaliyey hadaad sharaf rabtaan!

09/06/2026

Dad dhintay oo aan waxba aduunkan ka ahayn waa mida laga dhaxlay qabyaalada iyo jaahilnimada somalida Halkaa ka sii wada Jaahilnimada iyo caqli xumada somaliyey 👍👍

08/06/2026

Somalia🩵 Waar bal wadanka u ducuuya caawa in Alle nabad inooga dhigo 🤲

08/06/2026

Cabdi bile cabdi wuxuu ahaa halyey kor u qaaday sumcadii sports ka somalia qabiilka uu ka dhashayna waa ragii calankan buluuga ah 200 oo sano dhiigooda u shubayey hadana aan ku helin weli xaquuqdii ay ku lahaayeen taas bedelkeeda Calanka lagu naas nuujinayo rag aan dharaar qudha cidi kaga dhaawacmin sow ayaan daro maaha"!!

07/06/2026

Yarkan ayaa sheegay inaysan qurbaha ahayn wax Nafta loo haligo oo badaha loogu dhinto

07/06/2026

Adeer lacagtu waa bixine buuga magaca ha laga bedelo oo hala dheho Farsamada Lacagta lagu helo🤣🤣

06/06/2026

Ayeeyadii ayuu ka balaadhiyey🤣🤣

05/06/2026

Ninkan miyuu waashayna muxuu ka sheekaynayaa🤣🤣🤣

03/06/2026

Xaliimo Lacag Farxad ma keento ee iimaanku haku qabto 🤣🤣

Address

Jigjiga Yar
Hamilton

Telephone

+64220922410

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faarax kooke posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Faarax kooke:

Share